Galmudug Daily Newspaper
Galmudug Dialy Newspaper is a forum for the development of social issues and political debates in the national and regional administrations, especially in Galmudug.
09/19/2021
Hal Booli ah Nirig Xalaal ah ma dhasho.
Qoorqoor waxaa uu ku yimid oo uu xukunka Galmudug ku qabsaday sifo sharci daro oo aan lawada mahdin taas oo ay garwadeen ka ahaayeen Farmaajo iyo Fahad Yaasiin-ka fidnada weheshada.
Dadka deegaanada Galmudug oo dhan waa soo dhaweeyeen mana aysan ku samayn Wax is hor istaag ah iyagoo is leh amuu gadaal ka fiicnaadaa Qoorqoor si laab lakac ahna waa ugu sacab tumeen.
Mudo yar kadib Qoorqoor imaatinkiisi Galmudug waxay isku badashay furin Colaadeed oo ay ka socdaan dagaal beeleedyo taas waxaa usii dheer Alshabaab oo ku dhiiraday in ay soo weeraraan deegaanadii xorta ahaa kahor inta uusan Qoorqoor imaan.
Qoorqoor waxqabad warkiisa daaye caasimadii galmudug ayuu u raray muqdisho isagoo waqtigiisa inta ugu badan ku qaata hotelada muqdisho dhaqaalaha ugu badan ee uu isku dabaro waxaa bixiya oo canshuur ahaa looga qaadaa dadka deegaanada Galmudug haba ugu badnaadeene ku kuwa daggan Gobolka Mudug oo iyagu bixiya canshuur aan xisaabi daba oolin.
Shaqada ugu badan ee uu Qoorqoor qabtaa waa u qidmaynta Farmaajo iyo Fahad Yaasiin oo uu aaminsanyahay iyaga kaliya.
Hadaba Maxaa la gudboon dadka ree Galmudug ee ay ku habsatay aafada maamul xumo ee uu Qoorqoor hogaanka u hayo?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Rochester, MN