Ilyas Sheikh Ali Maye
11/24/2024
إنا لله وإنا إليه راجعون 
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.
Waxaan uga tacsiyeynayaa umadda Soomaaliyeed, si gaar ah carruurtii iyo qoyskii uu ka baxay Allah ha u naxariistee Shiikh Yuusuf Sh Shariifoow Sh Mukhtaar Sh Maxamad Cali maye.
Alle ha u raxmadee Sh Yuusuf Sh Shariifoow, wuxuu ka mid ahaa culumaa u Diinka Soomaaliyeed wuxuuna door fiican ka soo qaatay faafinta Diinta Islaamka ee Dalkeenna.
Alle ha u Naxariistee Shiikhu waxaa uu ka soo jeedaa qoys caan ku ah faafinta Diinta Islaamka.
Waxaan Alle uga baryaa in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, qoyskiisa iyo dhammaan umadda Soomaaliyeedna samir iyo iimaan Alle ka siiyo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Portland
Portland, ME
04103