LIBAN SHOW

LIBAN SHOW

Share

Somali Journalist |Based in Minnesota U.S.A| Former Senior Media Advisor to the Office of the Speaker Director,reporter at Radio Mogadishu from U.S.A photographer to the eighth president of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud visits the United States.

06/20/2026

AADAN MADOOBE OO MAANTA XILKA WAREEJIYAY:-Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan aan caadi ahayn, kaas oo ajandihiisu ahaa xil wareejinta guddoomiyihii h**e ee Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo dhowaan loo doortay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed.

Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa si rasmi ah xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ugu wareejiyey Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka, Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, taas oo si ku meel gaar ah u sii hayn doonta xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ilaa laga soo dooranayo guddoomiye cusub, si waafaqsan dastuurka iyo xeer-hoosaadka Golaha Shacabka.

06/20/2026

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre "Waxbarashadu waa furaha sinnaanta dhaqaalaha, waxay furtaa albaabada ay xirto saboolnimada, waxayna caqabadaha u beddeshaa fursado, riyooyinkana waxay u beddeshaa xaqiiqooyin.”

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Minneapolis?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


1 West Lake Street, Suite 165
Minneapolis, MN
55408