DECK TV

DECK TV

Share

Photos from DEEQ TV's post 03/09/2026
01/28/2026

WASHINGTON (DEEQ TV)— Codad badan oo ka kala imanaya siyaasiyiinta iyo ururrada bulshada ayaa dalbanaya in Kristi Noem laga qaado xilka Xoghayaha Amniga Gudaha ee Mareykanka.

Baaqan ayaa yimid kadib markii laba qof lagu dilay Minneapolis, kuwaas oo ka qayb qaadanayay dibadbax ka dhan ah siyaasadda masaafurinta. Hoggaamiyeyaasha Xisbiga Dimuqraadiga iyo xildhibaano kale oo dhexdhexaad ah ayaa sheegay in Waaxda Amniga Gudaha ay mas’uul ka tahay wixii dhacay.

Hoggaamiyeyaasha Dimuqraadiga ee Aqalka Wakiillada — Hakeem Jeffries, Katherine Clark iyo Pete Aguilar — ayaa sheegay in shacabka Mareykanka ay aad uga caroodeen falalka waaxdaasi.

Waxay si cad u sheegeen in Kristi Noem la eryo isla markiiba, haddii kale ay bilaabi doonaan dacwad xil ka qaadis (impeachment) ah oo ka dhan ah Aqalka Wakiillada. Dhanka kale, xildhibaano yar oo Jamhuuri ah ayaa difaac u muujiyay Noem. Isha warka Ap new SHARE AND LIKE

05/05/2024
Want your business to be the top-listed Media Company in Minneapolis?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Minneapolis, MN
55407