SS News

SS News

Share

06/30/2026

:- Madaxweynaha Soomaliland Abdirahman Cirro ayaa yidhi qofka igu xiga ee musharaxa Madaxwayne noqonaya waa Xirsi Ali Gudomiyaha Xisbiga.

06/30/2026

Police-ka dalka Netherlands ee magaalada the Hague ayaa shacabka ree Morocco ee ku noolaa magalada kala caydhiyey oo budh la dhacay qaybna xidhay, kadib markay iyagoo u dabaal dagaya qarrankooda guusha ka gaadhey dhiigoda Netherlands dibad bax dabaal dag isugu soo baxay.

06/30/2026

Madaxwaynaha Soomaliya Hassen Sheikh ayaa hadal uu ka yidhi maalintii xuska xornimada soomaaliya ahaa " Rajada maanta ka muuqata Soomaaliya kuma koobna oo keliya Jamhuuriyadda Soomaaliya ee la aasaasay midowgii 1960. Waxa kale oon rajadaas la wadaagaynaa saddexda qaybood ee maqan.

Hadalkan ayey warbaahinta Itoobiya iyo Kenya isla dhex marayaan iyagoo sheegay inuu Madaxwayne Hassen sheikh raadinayo Soomaliyada wayn taasoo ku jirto Deegaanka Soomalida, Gobolka Waqooyi barri ee Kenya, ilaa Jabuti.

Maxay kulatahay adiga?

06/30/2026

kulanka maanta dhexmari doona gobolada
Faafan 🆚️ Liibaan

Midkeed guul u rajaynaysaaa?

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Minneapolis?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Minneapolis, MN
55378