Al-fathi school

Al-fathi school

Share

Photos from Al-fathi school's post 05/19/2025

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun dhamaan macaliminta iyo maamulka dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee AL-FATHI waxay tacsiyo tiiranyo xambaarsan la qeybsanyaan ubadka iyo qaraabada uu ka baxay Aabe daahir gaastoon rabi naxariistii jano haka waraabiyo qabrigiisa rowdatan min riyaadil jananh Allah uga dhigo ehelada iyo qaraabda samir iyo iimaan Allah kasiiyo kullu Nafsin daaiqatul mowt naf walbaa geeri ayee dhadhamin doontaa.

Photos from Al-fathi school's post 11/25/2024

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun maamulka iyo dhamaan macaliminta dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee AL-FATHI PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL waxa ay udirayaan tacsi tiiraanya leh reer muxumed cismaan geeridii ku timid ustatkeena Al ustat yusuf muxumed cismaan oo saaki oo ay taarikhda ku beegantahy 25 /11/2024 ku geeriyooday degmada bulaburte waxaa leenahay ustat yusuf naxariistii jano Allah ka waraabiyo.

Photos from Al-fathi school's post 05/31/2023

Manta oo ay taarikhda ku beegantahay 31/05/2023 waxa si farxadi ay ku dhehanatahy noogu so idlaaday imtixankii qaranka ee fasalka 12aad ee dugsiga sare waxa urajeynaa dhamaan ardayda somaliyeed guud ahaantood mustaqbal wacan iyo natiijo ay ku farxaan.
Gaar ahan waxaan halkaan uga hambalyeeynayaa dhamaan ardayda dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee AL-FATHI si gaar ah waxan farxadda la qeybsanayaa ardayda manta so gabegebeysay imtixanka form 4 ee ka qalin jibisay AL-FATHI school Bulaburte waxan idiin leeyhay keep on learning halkiina kasii wada waxbarashada ilaa heerka ugu sareeeyo PHD degree insha Allah.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Harlem?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Harlem, NY

Opening Hours

Monday 9am - 5pm
Tuesday 9am - 5pm
Wednesday 9am - 5pm
Saturday 9am - 5pm
Sunday 9am - 5pm