Daaci TV
DAACI TV – Baraarujiyaha Bulshada
Arrimaha Diinta • Arrimaha Bulshada • Arrimaha Ganacsiga • Duubista Xafladaha
TikTok & YouTube: Daaci TV
Xafiisyada: Hargeysa • Muqdisho • Jigjiga
📞 La xiriir Maamulka: +252 634062748
06/11/2026
Sidiiq Faarax Haybe oo Xorriyaddiisii Dib u Helay
Sidiiq Faarax Haybe, oo xalay lagu xidhay magaalada Burco isla markaana maanta loo soo dhaadhiciyey Hargeysa, ayaa hadda dib u helay xorriyaddiisii.
Ilaa hadda si rasmi ah looma shaacin sababta keentay xadhiggiisa.
Bulsho badan ayaa si dhow ula socotay arrintiisa, iyadoo ugu dambayn uu maanta xorriyaddiisa dib u helay.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Address
Fishers, IN
46038