Bahdatv
01/29/2026
Breaking News:
Waxaaan ilo xog ogaal ah ka helaynaa ay no sheegaayaan in maleeshiyada Somaliland ay isu so bahaysteen dagaal sokeeye Gobolka Salel. Waxa dagaal lagusoo qaadi doona xoola dhaqato beeraley Ganacsato Kallumeysatto. Difaaca hala adkeeyo. Hala soo duubo si ay cimro qaadasho ugu noqoto raagaas.
01/24/2026
Breaking News:
Waxaaan helaynaa sakaa inu dagaal Culus ka socda tuulada Xayd ee gobolka . Dagaalkaan waxa soo qaaday maleeshiyada dadka jooga tuulada gacan bira ayay kala hor tageen. Dhimashada iyo dhawaca ila hada lama tirokoobin laakiin waxaa jira tiro badan oo dhaawaca dhanka maleeshiyada .
01/22/2026
Breaking News:
Xildhibaano kaso jeeda gobolka Salel aya maanta ku dhawaaqay maamul goboleed jadiid ah oo loo yaqaano Guban State of Somalia. Maamulkan jadidka ah waxu ka kooban yahay Saylac iyo Lughaya.
Waxa dhawaan la filayaa in dhammaan magaalooyinka hoos imaada laga saari doono ciidamada maamulka Soomaaliland ee xasuuqa u gaystay dadka ku nool dulkaas.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Address
England, AR