SDM
JWXO oo Jigjiga Wacdaro Ka Dhigtay.
Mudane. Wacdarihii
Hada iyo Jawiga Shabeelleey Resort .
SDM
Qalinka soo-jeeda
05/10/2026
Waxaa xadhiga laga jaray Mashruuca Dhaamka iyo biyo-gelinta degmada Goglo/Kudunbuur.
Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, Madaxa Arrimaha Siyaasadda iyo Kobcinta Awoodda Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida, Mudsne C/raxman Axmed Xasan iyo Wasiirka Xafiiska Biyaha DDS, Injineer Axmed Miraad Layli ayaa xadhiga ka jaray mashruucani oo ay ku baxday lacag ka badan 148 Milyan oo birr.
Mashruucan oo leh laag biyood (catchment Area) dhan 5.3 km2 ayaa kaydin kara biyo dhan 84,200m3 kaas oo ku filaan kara magaalada kudunbuur mudo Lix bilood ah, waxa uuna ka kooban yahay saddex qaybood oo kala ah:Qaybta biyo-xidheenka, qaybta tuubada oo dhan, 7.5km iyo qaybta electro machanicalka.
Mashruucan oo uu fuliyay Xafiiska Biyaha DDS ayay ka faa'iidaysanayaan 13,750 qof, waxaana dhistay Shirkadda Kaah Real State and Water Construction Company.
SDM
Qalinka soo-jeeda
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Boston, MA