Head2Toe
We also produce our own USP- and British-grade medicines, and sponsor education with tuition under $2,000 per year Head 2 Toe Group was established in 2018 and is based in Arlington Texas USA. Our company strives to bring value to our customers with a portfolio of quality pharmaceutical products. With a broad portfolio, we offer drug therapies to help treat some of the most pervasive health condit
03/15/2026
India ma jiro former dowladeed sawirka bidixda ka fiiri:
Shalay Gabar bay breast cancer 1 nas looga gooyay isla maanta aaan la hadlayay labo doctor aa yiri maba qabtid
1-Xanuun xubnaha kaaga qaadanayaan.
Qof tagay oo nabad ku soo laabtay waa yar yahay.
10/05/2024
KU GUBASHADA QORAXDU WAA DHAB!
1- Ka fogoow in uu si toos ah kuu soo gaadho iftiinka qorraxdu.
In uu ku soo gaadho iftiinka qoraxdu aad bay muhiim ugu tahay soo saarista fiitamiin D-ga jidhka, si kastaba ha ahaatee, waa in laga fogaado xad-dhaafka iyo iftiinka qorraxda tooska ah, taas beddelkeedana qofku wuxuu ku raaxaysan karaa qorraxda isagoo fadhiya hooska, sida dallad, geed weyn ama teendho.
2- ka fogoow in iftiinka iyo fallaadhaha qoraxdu si toos ah kuugu soo dhacaan inta u dhaxaysa 10:00 subaxnimo ilaa 4:00 galabnimo. Sababta oo ah fallaadha qoraxdu Waa Kuwa ugu sarreeya wakhtiyadan. Falaadhaha ultraviolet B ayaa ah kuwa ugu xooggan, waana tan ugu badan Ee keenta cuncunka maqaarka iyo gubashada. Haddii ay tahay in aad baxdo walhtiyadan, waa in aad qaadaa tallaabooyin aad uga hortagayso ku gubashada Cadceeda.
3- Xidho dhar kugu habboon.
Had iyo jeer waxaa habboon in la doorto nooca dharka ku habboon markaad guriga ka baxayso , waliba maalmaha qorraxdu jirto si looga fogaado gubashada. Noocyada dharka lagu taliyay in la xidho waxaa ka mid ah kuwan soo socda.
Dharka laga sameeyay marooyinka adag Ee tidcan, sidda jiinis, dhogor, ama polyester.
Isku soo wada duuboo xidho Dharka daboolaya inta ugu badan ee suurtogalka ah ee jidhka , sida shaati-gacmeedyo dhaadheer iyo surwaallo dhaadheer ama goonnooyin. Waxa kale oo mihiim ah in aad xidhatid koofiyado waaweyn iyo muraayadaha indhaha.
4- Isticmaal Kiriimka qorraxda Ee saxda ah.
Isticmaalka Kiriimyada qorraxdu waa mid ka mid ah siyaabaha ugu muhiimsan ee looga hortago ku gubashada qorraxda . Si loo gaadho ilaalinta ugu wanaagsan ee maqaarka iyo iska ilaalinta fallaadhaha qorraxda kulul na, qodobbada soo socda waa in la tixgeliyaa marka la dooranayo oo la isticmaalayo kiriimyada qorraxda:
*. Marso Kiriimka cadceedda dhammaan meelaha ay cadceedu soo gaadho 20-30 daqiiqo kahor inta aannad bixin.
*•Si joogto ah u marso kiriimka qorraxda labadii saacadoodba mar.
*•Hubi inaad isticmaasho kiriimka qorraxda xilliga cimiladu daruuro tahay, sababtoo ah fallaadhaha ultraviolet waxay dhex maraan daruuraha waxayna sababi karaan gubasho.
*• Marso kiriimka qorraxda ka hor inta aanad wajiga marin waxyaalaha la isku qurxiyo, kuna tiirsanoow waxyaalaha sasalka ah ee ay ku jiraan kiriimyada qorraxdu.
Caafimaadka maqaarkaagu Waa noo Muhiim.
Qoyska Aboosto, aan qaybino quruxda, Caafimaadka iyo Jacaylka
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
2431 S. Collins Street
Arlington, TX
76014