Gorgor Marketer
12/25/2021
Fursad Ganacsi oo Qaali ah!
ma dooneysa in aad adiga Boss isku noqoto? Hadaba waxan ku heynaa hab fudud ood lacag ku sameyn karto. Waxaad noqoneysaa adeege kalis shaqeysta. Sida aad ka aragto sawirka waxan ku sameyneynaa waraaqado nocaan oo kale ah kadib waxaad u qeybineysaa dhamaan dariska xafada kula dagan si eey y ogadaan adeegaaga. Qof walba aad u adeegto lacag ayaad ka qaadaneysa. wax walba oo maclumaad oo ku saabsan ganacsigan anaga ayaa kula siineyno from A to Z.
1•anaga aya ku design gareyneeno Flyer ka ama sawir la mid ah kan hoos kaga muuqda
2•anaga aya ku sheegeyno sida ugu fudud aad ku bilaabi karto ganacsigaaga
3•waxan ku sameyneyna page iyo Instagram
4•waxan ku sheegeynaa sirta suuq geynta si aad u hesho macaamiil badan.
5: 30 daqiiqo ayaad nala hadli kartaa si aad u ogaato xogta ganacsigan
6: hadii aad goaansato in aad bilowdo ganacsigan isbuuci halmar nala hadli kartaa si ganacsigaga hormar ugu sameyso.
7: kaliga ma tihid marwalba anaga ayaa ku garab taagan
Fiiro Gaar ah: qofki si dhab ah u xiiseynaya ganacsigan waxaad ogataa in aad u baahan tahay lacag si aad u maal galiso ganacsigan.
Qofki xog dheraada u baahan la xiriir WhatsApp ah: +19522220708
11/10/2021
Dalaal ma tahay?
Waa Fursad Qaali ah
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
14870 Granada Avenue #1105
Apple Valley, MN
55124