Health focus

Health focus

Share

Photos from Health focus's post 02/04/2026

Alx waxaa maanta no soo gabagaboobey tawabar muda bil ah usocday ardeyda umulisooyinka RAJO KABO ee jamacada beledweyn,.

Tawabarkan intuu socday wxaan wadaagney xirfado muhiiim ah, sida dhalmada, daaweynta xanuunada hooyada iyo dhalaanka, iyo lasocodka hoyada iyo dhalaanka.

Mahadsanid Jamacada beledweyn iyo dhamaan kaso qeyb galayasha

Dr-mohamed haji.

Photos from Health focus's post 10/01/2026

Dhaqterow wax lafahmi karo qor☝️

wxaa qoreeysid wax cad oo kalkaaliyaasha, umulisooyinka, farmashiistaha, sheybaaristaha fahmi karaan ha noqdeen☝️

Photos from Health focus's post 30/07/2025

These are some classes of drugs that are recommended for pediatrics, along with their cautions.

, ,

Follow fore more pls👍

Photos from Health focus's post 27/07/2025

Main important investigations




Pls follow the page👍

13/03/2025

Subax wngsan asxaaabta. Waa nuqul yar oo aan soo koobey oo ku saaabsan Maleria yada kudhacda qufta dumar eh ee uurka leh.👍
Mowduca inta kaliya kuma koobna ee waa mowduuc weyn. So pls more father reading i.a👍

the page pls. Thanks👍

30/12/2024

Dhaqamada qaar afrikan-ka wey nala wadagaan😀

Ciyaartaan magaceeda yaa garanaaayo,😀✌️ hadii lagaa badiyane mxaa lisku ciqaabi jirey❓️✌️😀

27/12/2024

Jimco wngsam asxbta👍 (last friday of 2024).

Sanadki dhamaaday ee 2024, wxii uu alle ku waafajiyey inee ku qabsooman alle umahd naq🤲

Wxiii uuu waqtiga ku saamixi wayane ku dedal in sanadkan alle ku fududeeyo👍

19/12/2024

Dumarka baadiyaha ku dhala caruurta kasokow ineysan heli daryeeel caafimad.
Wxaa intaas usii dheer dhibaato saaameyn karta canuga iyo hooyadaba.

Taaso ah in Sakiin lagu jaro xudunta canuga, amaba meel kle oo hooyada jirkeeda ah lagu jaro ayado la rabo in lawaasiciyo marinka cunga (episiotomy).

Taaaso keeni krta in canuga uu caabuq qaado (infection). Amaba aay hooyadu qaado☝️☝️

Taaas waxaaaaa kadaran in sakiintaaasu looo isticmaalo gabdh kle oo dhaleyso🤔🤔 taas oo dhibka sii badin krta👍

Bl adne fikirkaaaga ku darso wx yaabaha isleedahy hoyada iyo dhalaanka halis bee ku yihiin☝️

Page-kane follow idhe pls👍

15/12/2024

Sanadka 2024 waxaaa ka harey 16 maalin oo kliya,✋️✋️

Maxaa noloshada kuso kordhey❓️
Maxaad qorsheyneysa sandka so socda hadu alle cimri kusiiyo❓️
Mxaadan qabasan sanadkan dhamaadka ah❓️.

13/12/2024

𝐇𝐚𝐝𝐚𝐚 𝐫𝐚𝐛𝐭𝐢𝐝 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐧𝐨𝐪𝐨𝐭𝐢𝐝 𝐝𝐡𝐚𝐪𝐭𝐞𝐫 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝 𝐥𝐞𝐡 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐛 𝐥𝐚𝐧𝐨𝐪𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐡𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚, 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐧𝐮𝐫𝐬𝐢𝐧𝐠-𝐤𝐚, 𝐦𝐢𝐝𝐰𝐢𝐟𝐞, 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐡𝐞𝐲𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚👍

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mbarara?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mbarara