HornTurk

HornTurk

Share

HornTurk agency is an international consultation agency based in Hargeisa and Istanbul Turkey which offers you to get University admissions also Hospitals.

Photos from HornTurk's post 01/06/2021

HornTurk Consulting Agency Istanbul

Waxaan ugu bushaaraynayaa dhamaan ardayda soomaliyeed ee jecel inay wax ku bartaan wadankan Turkiga inay inoo furmeen jaamacadihii dawliga ahaa oo sanadkii oo dhan aad ku dhigan doonto $150 oo kaliya.

sidoo kale dadka u baahan in loo soo fududeeyo dal kugalka wadanka Turkiga waxaan u haynaa visoyin macquul ah waqti koobana kusoo baxaya.

hadaba si aan kuugu adeegno nagala soo xidhiidh
WhatsApp: +905069699643

06/04/2021

HORNTURK AGENCY

Ma u baahantahay visooyin Caafimaad waxbarasho iyo weliba kuwo dalxiis ah si deg deg ah laguugu soo dhamayn doono oo wadanka Turkiga ah.

waxaan xarumo ku leenahay
Istanbul
Mogadishu
Hargeisa
Burao
Garowe

hadaba nagala soo xidhiidh whatsApp kan hoos ku qoran
+905069699643

08/12/2019
Want your business to be the top-listed Business in Istanbul?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Istanbul

Opening Hours

Monday 08:00 - 19:00
Tuesday 08:00 - 19:00
Wednesday 08:00 - 19:00
Thursday 08:00 - 19:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 14:00 - 19:00
Sunday 14:00 - 19:00