Shamaca
Halkan waa Istanbuul, magaalada ugu dadka badan ee Turki (16+ malyan). Dadkan waa taageerayaasha xisbiga mucaaradka oo ka dibadbaxaya go'aan maxkamadeed oo ay aaminsan yihiin in uu khaldanaa. Sheekada xiisaha leh waa in socodkooda uu boolisku horayo/agaasimayo, oo uu h**e iyo gadaalba ka joogo. Dawladnimada casriga ah ee aan jidkeeda qaadnay ayaa sidan oggol, yacni in qofku aragtidiisa siyaasadeed uu si cad u soo bandhigi karo. Waa biseyl siyaasadeed oo aan wada og nahay in aynaan weli gaarin. Waxaa hubaal ah mar walba oo ay madaxdeennu ka dhega'adaygto codsiyada dadweynaha/mucaaradka ee dibadbaxyada waa uun waqti ka go'an safarkeenna qaangaarnimada siyaasadeed iyo hanashada dawlad casri ah oo uu sharcigu taliyo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Address
Istanbul