Taleh Training Center

Taleh Training Center

Share

Photos from Taleh Training Center's post 25/07/2026

HAMBALYO IYO BOGGAADIN!

Maamulka Taleh Training Center wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda sida guusha leh u dhammaysatay Dufcadda 5-aad (BATCH-5) ee sannadka 2026.

Waxaan idiinku hambalyaynaynaa dadaalkii iyo guushii aad ka gaadheen barashada xirfadaha kala ah:

💻 ICT (Computer-ka)
👨‍🍳 Cooking (Cunto Karinta)
🧵 Tailoring (Dhar-tolida)

Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guul iyo horumar joogto ah. Ilaahay ha idiin barakeeyo cilmigiinna iyo xirfaddiinna.

12/03/2026

FURSAD QAALI AH: BARO DHAR-TOLLIDA (TAILORING) SI BILAASH AH
Ma jeceshahay inaad noqoto qof ku shaqaysta farsamada gacanta? Taleh Training Center waxay kuu diyaarisay koorso dhar tollida oo socon doonta mudo 4 bilood ah, taasoo isugu jirta aragti iyo ficil.

Waxa aad baran doonto - What You Will Learn
✅ Introduction to Garment Making (Hordhaca Dhar-Tollida)
✅ Safety Awareness in Garment Making (Badbaadada Goobta Shaqada)
✅ Tools, Equipment & Materials (Agabka & Qalabka Dhar-Tollida)
✅ Basic Garment Sketching (Naqshadaynta Dharka)
✅ Drafting & Pattern Making (Qaab-dhigga & Naqshad-goynta)
✅ Quality Control & Maintenance (Hubinta Tayada & Dayactirka)

Habka Waxbarashada - Course Delivery
• Duruus aragti ah (Theoretical sessions)
• Tababar gacan-qabasho ah (Hands-on practice)
• Booqashooyin goobaha shaqada (Field visits)

Macluumaadka Xiriirka—Contact Info
📍 Goobta: Xarunta Taleh
📞 La xiriir: 0907951564
📧 Email: [email protected]

Photos from Taleh Training Center's post 19/01/2025

HAMBALYO, HAMBALYO, HAMBALYO

Maamulka, Macalimiinta, iyo Shaqaalaha Xarunta Tababarada Farsamada Gacanta ee Taleh Training Center waxay hambalyo diiran u dirayaan ardayda Dufcaddii Saddexaad (Batch-3) ee sanadka 2024, kuwaas oo ku guuleystay qalin-jabinta xirfadaha Korontada, Cunto Karinta, iyo Dhar Tolida. Barnaamijkan oo socday muddo lix bilood ah ayaa lagu qabtay xarumaha iskuulka ee Taleex iyo Carooely.
Waxaan idiin rajeynaynaa mustaqbal ifaya oo guulo hor leh ku dhisan.

Hawl-wadeenada Xarunta Tababarad ee Taleex.

Category

Telephone

Website

Address


Taleex

Opening Hours

Monday 09:00 - 21:00
Tuesday 09:00 - 21:00
Wednesday 09:00 - 21:00
Thursday 09:00 - 21:00
Saturday 09:00 - 21:00
Sunday 09:00 - 21:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taleh Training Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Taleex.