Galmudugmedia.com
04/10/2015
http://galmudugmedia.com/2015/10/ deg-deg-xiisad-coladeed-oo-saaka-ka-tagan-degano-ka-tirsan-gobolka-mudug/
Deg Deg ; Xiisad Coladeed oo saaka ka tagan degano ka tirsan Gobolka mudug deegaanka camaara ee Goblka mudug oo mali ka hor ey yimaadeen dagaalamayaal ka tirsan kooxda shabaab ayaa hada waxaa ka taagan xiisad dagaal oo u dhexeysa dowlada galmudug iyo kooxda shabaab ururk...
16/09/2015
http://galmudugmedia.com/2015/09/ taliska-ceelbuur-oo-soo-dhaweeyay-isku-dhafka-ciidamada-galmudug/
Taliska Ceelbuur oo soo dhaweeyay isku dhafka ciidamada Galmudug Taliska ciidamada magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan qorshaha la isugu dhafayo ciidamada Galmudug. Maxamed Kaariye Dhagadheere taliyaha ciidamada magaalada C...
14/09/2015
http://galmudugmedia.com/2015/09/ dhageyso-qeybta-3-aad-ee-sheekada-dhib-iyo-dheef-jeceyl-galmudugmedia-com/
dhageyso Qeybta 3 aad ee sheekada dhib iyo dheef jeceyl ;Galmudugmedia.com dhageyso sheekada aadka uxiisaha badan ee dhib iyo dheef jeceyl waaa jilashii kooxada himila band ee xaruntodu tahay gaalkacyo lana socoda qeybaha kale ee sheekada waana sheeko taxano ah hoos ka dh...
07/09/2015
http://galmudugmedia.com/2015/09/ madaxweunaha-galmudug-oo-ka-dhawajiyey-arin-aad-u-muhiim-ah-aqriso/
Madaxweunaha Galmudug oo ka dhawajiyey Arin aad u.muhiim ah ;aqriso. Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in iyaga iyo Ahlusunnada ku sugan Magaalada Dhuusa-mareeb ay u socdaan Wadahadallo ku Aaddan sidii Maamulkiisa ay ugu soo biirin lahaayeen...
09/08/2015
Daawo Sawirada Hay’ada Deeqasan foundation oo Deeq daawo ah u qeybisay dad uu ku dhacay cudurka Jilifta ee ku nool Cadaado
http://galmudugmedia.com/2015/08/
Daawo Sawirada Hay’ada Deeqasan foundation oo Deeq daawo ah u qeybisay dad uu ku dhacay cudurka... Hay’ada Deeqasan foundation ee ka shaqaysa gobolada kala duwan ee Somaaliya ayaa Deeq dawo ah ka qaybisay Magalada Cadaado ee xarunta ku Meel gaarka ah Dowlad goboleedka Galmudug. Deqa cali maxamed...
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Somaliya
Muqdishow
907340956