Safa Team
20/03/2016
Xiddigaha kala ah Riccardo Montolivo iyo Alex ayaa dib ugu soo laabto safka Kooxda AC Milan, ka hor kulanka ay caawa la qaadan doonaan Kooxda Lazio. Hogaamiyaha Kooxda Rosanerri Sinisa Mihajlovic ayaa xaqiijiyay in Cayaariyahankiisa Juraj Kucka uu weli saran yahay miiska daawaynta ee Kooxda Milaano, xilli uu wali xanuun ka dareemayo muruqa. Dhanka kale M’Baye Niang ayaa la xaqiijiyay inta ka dhiman xilli ciyaareedkan in uu Kooxda ka maqnaan doono, ka dib markii ay wax yeelo kasoo gaartay canqowga, xilli uu ku dhaawacmay shil baabuur. [ 48 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/20/daawo-sawiradda-xiddigaha-kala-ah-montolivo-iyo-alex-oo-dib-ugu-soo-laabtay-tababarka-kooxdda-ac-milan/
Daawo Sawiradda Xiddigaha Kala Ah Montolivo Iyo Alex Oo Dib Ugu Soo Laabtay Tababarka Kooxdda AC Milan. Xiddigaha kala ah Riccardo Montolivo iyo Alex ayaa dib ugu soo laabto safka Kooxda AC Milan, ka hor kulanka ay caawa la qaadan doonaan Kooxda Lazio. Hogaamiyaha Kooxda Rosanerri Sinisa Mihajlovic ayaa xaqiijiyay in Cayaariyahankiisa Juraj Kucka uu weli saran yahay miiska daawaynta ee Kooxda Milaano,…
20/03/2016
Waxaa xusid mudan akhristayaasheena sharafta leh in maanta oo axad ah la ciyaari doono, kulamo ka tirsan horyaaladda kala duwan ee caalamka laga ciyaaro. Haddaba horyaaladda qaaradda yurub laga ciyaaro ee aadka loo xiiseeyo ayaa maanta waxaa ka jira kulamo xiiso leh, kuwaas oo soo gali doona galabta ilaa caawa. Xilli horyaaladda kala duwan sidda La liga-ha Spain, Serie A Italy iyo Bundesliga-ha Germany la ciyaari doono iyo sidoo kale horyaalka Premier League-ga England. [ 135 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/20/warbixin-xogta-kulamadda-maanta-oo-axad-ah-ilaa-caawa-laga-ciyaari-doono-qaaradda-yurub-kooxuhu-sidday-isku-arkayaan-iyo-saacaddaha-aad-daawan-karto-ciyaarahan-2/
WARBIXIN: Xogta Kulamadda Maanta Oo Axad Ah Ilaa Caawa Laga Ciyaari Doono Qaaradda Yurub, Kooxuhu Sidday Isku Arkayaan Iyo Saacaddaha Aad Daawan Karto Ciyaarahan. Waxaa xusid mudan akhristayaasheena sharafta leh in maanta oo axad ah la ciyaari doono, kulamo ka tirsan horyaaladda kala duwan ee caalamka laga ciyaaro. Haddaba horyaaladda qaaradda yurub laga ciyaaro ee aadka loo xiiseeyo ayaa maanta waxaa ka jira kulamo xiiso leh, kuwaas oo soo gali doona galabta…
19/03/2016
Waxaa xusid mudan akhristayaasheena sharafta leh in maanta oo sabti ah la ciyaari doono, kulamo ka tirsan horyaaladda kala duwan ee caalamka laga ciyaaro. Haddaba horyaaladda qaaradda yurub laga ciyaaro ee aadka loo xiiseeyo ayaa maanta waxaa ka jira kulamo xiiso leh, kuwaas oo soo gali doona galabta ilaa caawa. Xilli horyaaladda kala duwan sidda La liga-ha Spain, Serie A Italy iyo Bundesliga-ha Germany la ciyaari doono iyo sidoo kale horyaalka Premier League-ga England. [ 134 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/19/warbixin-xogta-kulamadda-maanta-oo-sabti-ah-ilaa-caawa-laga-ciyaari-doono-qaaradda-yurub-kooxuhu-sidday-isku-arkayaan-iyo-saacaddaha-aad-daawan-karto-ciyaarahan/
WARBIXIN: Xogta Kulamadda Maanta Oo Sabti Ah Ilaa Caawa Laga Ciyaari Doono Qaaradda Yurub, Kooxuhu Sidday Isku Arkayaan Iyo Saacaddaha Aad Daawan Karto Ciyaarahan. Waxaa xusid mudan akhristayaasheena sharafta leh in maanta oo sabti ah la ciyaari doono, kulamo ka tirsan horyaaladda kala duwan ee caalamka laga ciyaaro. Haddaba horyaaladda qaaradda yurub laga ciyaaro ee aadka loo xiiseeyo ayaa maanta waxaa ka jira kulamo xiiso leh, kuwaas oo soo gali doona galabt…
19/03/2016
Xiddigii h**e ee soo maray kooxda kubadda cagta ee Arsenal Thiery Henry ayaa shaaca ka qaaday, in uu yahay mid adag, isku aadka wareega 8-dhamaadka tartanka Champions League-ga ay isku soo aadeen, kooxaha kala ah Manchester City iyo Paris Saint-Germain. Shalay jimcaddii ayay ahayd, markii kooxdan England ka ciyaarta ee Manchester City ay wareega 8-deedda ku begantay naadiga PSG, wuxuuna Henry qabaa in ciyaartan aysan noqon Karin mid la dhayal sano karo. [ 114 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/19/halyey-thierry-henry-oo-ka-hadlay-sidda-uu-u-arko-kulanka-adag-ay-isku-aadeen-wareega-8-dhamaadka-champion-ka-kooxaha-paris-saint-germain-iyo-manchester-city/
Halyey Thierry Henry Oo Ka Hadlay Sidda Uu U Arko Kulanka Adag Ay Isku Aadeen, Wareega 8 Dhamaadka Champion-ka Kooxaha Paris Saint-Germain Iyo Manchester City. Xiddigii h**e ee soo maray kooxda kubadda cagta ee Arsenal Thiery Henry ayaa shaaca ka qaaday, in uu yahay mid adag, isku aadka wareega 8-dhamaadka tartanka Champions League-ga ay isku soo aadeen, kooxaha kala ah Manchester City iyo Paris Saint-Germain. Shalay jimcaddii ayay ahayd, markii kooxdan En…
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Muqdisho
143