Salco Engineering
SALCo Engineering is a versatile engineering firm committed to providing a wide range of building services, including light steel structure, Metal fabrication, MEP/HVAC, and exterior and interior fit-out.
Ma Jirtaa Hab Lagu Helo Dhisme Tayo Leh Oo Qiimihiisu Macquul Yahay?
Haddii aad qorshaynayso inaad guri ama mashruuc ganacsi dhisto, waxay Shirkadda
SALCO Engineering kuula diyaar tahay farsamada casriga ah ee Light Steel Frame (LSF) — dhismaha birta fudud oo dunida horumartay si weyn looga adeegsado.
Astaamaha dhismahaan waxaa ka mid ah:
✔️Inuu yahay dhismo si degdeg ah loo dhiso
✔️Kharashkiisa la awoodi karo
✔️Adkeysi iyo badbaado dab leh
✔️Iyo inuu yahay xal dhisme oo ku habboon
guryaha, ganacsiyada, iskuulada, hoteelada iyo isbitaalada.
Haddii aad qorshaynayso mashruuc dhisme oo qiimihiisu macquul yahay waa waqtigii aad dooran lahayd farsamadaan casriga ah oo kuu badbaadinaysa waqti iyo kharash badan.
📞 Nala soo xiriir si aan u rumayno riyadaada.
📞 +252 61 078 8880 | +252 61 078 8881
📍 Booqo xarunteena: Degmada Dharkeenlay, Isgoyska Xoosh
🏗️ Dhismaha Mustaqbalka Soomaaliya iyada oo la adeegsanayo Hal-abuurnimo iyo Tayada Sare. 🇸🇴
SALCO Engineering waxay ku faantaa inay qayb ka tahay horumarka Soomaaliya, iyadoo bixisa xalal injineernimo oo casri ah iyo farsamooyin dhisme oo horumarsan oo ku habboon baahiyaha maanta iyo mustaqbalka.
Iyada oo adeegsanaysa nidaamyada dhismaha ee casriga ah sida P Panel technology, SALCO waxay ka go’an tahay inay bixiso guryo iyo kaabayaal tayo sare leh, degdeg ah, isla markaana kharash ahaan waxtar leh kuwaas oo la jaanqaadaya heerarka caalamiga ah isla markaana tixgelinaya baahiyaha gudaha dalka.
Maxaad u dooranaysaa dhismaha casriga ah?
✅ Dhismo degdeg ah oo hufan
✅ Dhismayaal adkeysi iyo tayo leh
✅ Kharash yar oo wax ku ool ah
✅ Heer sare oo badbaado iyo tayo ah
✅ Hal-abuurnimo ku saleysan horumar waara
Marka dalku sii kobcayo, waxaan aaminsanahay in tignoolajiyada casriga ah ay muhiim u tahay dhismaha bulshooyin xooggan iyo abuurista fursado jiilka mustaqbalka. SALCO Engineering ma aha oo kaliya shirkad dhismo—waxay dhisaysaa Soomaaliya ka xoog badan oo horumarsan.
Waxaan u mahadcelineynaa macaamiisheena, la-hawlgalayaashayada, iyo bulshada kalsoonida iyo taageerada joogtada ah. Wadajir ayaan u dhiseynaa mustaqbal ifaya oo Soomaaliya leedahay.
📍 SALCO Engineering
Hal-abuur Injineernimo • Dhisme Casri ah • Mustaqbalka Soomaaliya
01/05/2026
𝗙𝗮𝗿𝗿𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗝𝗶𝗺𝗰𝗮𝗵𝗮:
Waalidiintu waa laf-dhabarka nolosheenna iyo sababta horumarkeenna. Dhib iyo nafhur badan ayay u mareen korinteenna iyo hagaajinta mustaqbalkeena.
Waxay nagu leeyihiin abaal iyo xuquuq aan la gudi karin. Aan u baarri noqono, qadarin gaar ah siino inta ay nool yihiin iyo marka ay geeriyoodaanba, uguna duceyno naxariista Alle sida ay noogu naxariisan jireen yaraanteennii.
17/04/2026
𝗝𝗶𝗺𝗰𝗼 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻:
Ha iloobin inaad akhriso:
Suuratul Kahfi
Ku dedaasho dacada iyo baryada Alle
Ku saliso Nabiga (SCW)
Xirato dhar nadiif ah, oo aad xili h**e masaajidka xaadirto.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Hoosh Building, Jaatle Siyad Street, Dharkeenley, Banadir
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 18:00 |
| Tuesday | 08:00 - 18:00 |
| Wednesday | 08:00 - 18:00 |
| Thursday | 08:00 - 18:00 |
| Saturday | 08:00 - 18:00 |
| Sunday | 08:00 - 18:00 |