Aadami
03/09/2018
Buuraha Cal Madow waxay ku yaalaan gobolka Sanaag, ee Somalia .Cal madow waxay wax yar u jirtaa magaalada laasqoray buurtaan waa buur aad u qurux badan oo markeeda h**e loo dalxiis tagi jiray.Buurta dherekeeeeda waxay u dhaxaysaa 700 ilaa 800 oo mitir.waxay buurtan dhereran tahay ilaa ceerigaabo ilaa meel udhow xuduuda gobolka bari ee puntland Somalia.
20/08/2018
Ku Guulayso qaaliya Munaasaba Ciida awgeed,
Waxaana Barnaamijkaan Taabagalinaysa
Qabso mid ka mida ah numberadan 1 ilaa 500
Mid ka mid ah ayey Cameradu ku xusantahay.
Sharuudaha lagaa rabo waa sidaan.
1- Share dheh Postigan
2- Like saar Pagekan
3-Qabso mid ka mid ah numberada kor ku xusan.
4 iska Hubi inaad Sharuudahaas wada martay.
Waqtigu wuxuu ku egyahay Maalinta Ciida.
Nasiib wacan.
Qof aan buuxin shuruudahaas lama aqrin doono Tijaabadiisa
Waajib waye afartaas shuruud.
13/08/2018
Hadaaftimo
Hadaaftimo waa magaalo aad u baaxad weyn, waxayna ka mid tahay degmooyinka Gobolka Sanaag. Waxay ahayd magaaladii labaad ee ugu faca weyn gobolka sanaag ee dalka Somalia. Magaalada hadaaftimo waxaa la asaasay daartii ugu horaysayna laga dhisay 1966. Waxaa halkaas ka dhistay daar nin la oran jiray Calishire Bootaan Maxamed Xasan. reer bootaan qoyska layiraahdo , waxay ahayd meel dooxa ah oo aad loo degan yahay, waxaana la dhihi jiray Dooxada hadaaftimo , Hadaaftimo hada waa magaalooyinka ugu waaweyn gobolka sanaag, maamul ahaana waxay hoos tagtaa Dowlad Goboleedka Maakhir State Magaalada hadaaftimo waa magaalada uu degaanka ku yahay Suldaanka Guud ee gobolka sanaag Suldaan Siciid Suldaan C/salaan Suldaan Maxamud Cali Shire. Saldanaduna waa mid Soo jirtay ilaa 700 oo sano. Magaalada hadaaftimo waxaa kalo oo degen suldaan xasan cali jibriil oo ah salaadiinta gobolka. Degmeda hadaftimo waxay ka mid tahay degmooyinka aad ugu soo korooyo degaanada Maakhir stet hadaftimo waxay ku taalaa buuraha golis ee soomalia nolosheedu waxay ku tiirsan tahay xoolaha nool
By aadami
09/08/2018
WAX KABARO MAGAALADA CAABUDWAAQ
magaalada caabudwaaq waxay dhacdaa juquraafi ahaan waqooyiga gobolka galgaduud ee dalka soomaaliya iyo bariga ismaamulka soomaalida itooiya magaalada waxaa ay soo martay heerar iyo marxalado kaladuwan wixii kadanbeeyay markii la aas aasay oo ay noqotay degmo buuxda taariikha magaca caabudwaaq markii dib lo raaco waxa lagu sheegaa in magacu ka yimid qabiil deegaan ahaan horay u dagi jiray balse colaado iyo arimo kale dartood ooga hayaamay gayiga caabudwaaq hadii macnaha magaca lasii gorfeeyana uu noqonayo labo erey oo la isku keenay caabud iyo waaq oo caabud au tahay caabudid waaqna magac ay hory ugu yaqiineen ilaahya subxaanahu watacaala soomaalidii h**e guud ahaan maerlii la isku macneeyana noqonaysa alle caabud
Fadlan hadaa taariikh intaas dheeri ka ah haysid nala wadaag
09/08/2018
Dhibaatada soomaali galbeed
Waxaan rabaa inaan wax yar idinka xasuusiyo gacanga kadanbaysa khalalaasaha ka taagan dhulka soomaliyeed ee gumaysiga itoobiya ku jira
1: waxaa maalin walba lagu xasuuqaa dad shacab somaliyeed ah deegaano kuyaala xuduuda somalida iyo oromaxa
2: waxaa jira deegaano badan oo ilaa 10 gaaraya oo lagala wareegy somalida hadana ku jira gacanta oromada
3: horay xukuumadii h**e waxay oromada u saxiixda deegaano dhawr ah oo ay somalidu lahayd in lagu wareejiyo oromada sida jinacsami
3: oromadu waxay rumaysanyihiin badi dhulka somaliyeed inay iyagu leeyihiin
Xaqiiq lama soo koobi karo balse waaqaca dhabta hadaan ka hadlo
Marka la eego siyaasada xiligan kataagan geeska africa waxaad moodaa in larabo in soomaali lagu cirib tiro meel kast ha joogtee
Tusaale
1: xasuuqa oromadu ku hayso dawlada itoobiyana ay ku taageersantahay
2: sidoo kale waxaa jira xasuuq kaas oo kale ah oo kenya ka gaysato gobolka gado balse dawladu ka indha qarsatay
3: khilaafkan cusub ee djibouti iyo somalia oo ay kadanbeeyaan siyaasado kale sida imaaraad iyo itoobiya
4: canfarta djibouti oo hada qorshaynasa sidii mar un ay xukunka djibouti ula wareegi lahayd
4: sida soomaalida loo kala jarjaray oo hada la isugu dirayo maamuladii
Waxaa tusaale kale kuu ah hadalkii amisom ee somaliya lagu sifeeyah eey
Hadaba waxaad moodaa in dadkii damiirka lahaa ay ka dhamaadeen soomaali meelay joogtaba
Macquul mataha inay dadka somalidahi fahmaan dabinka loo dhigaayo
Fikirkaada kadhiiibo sidee ayaa looga hortagi karaa arinkaan walal mahadsanid
Halkan waxaan ku soo bandhigaynaa 10-ka magaalo ee ugu halista badan, amni ahaan qaaradda Afrika waxayna kala yihiin:-
1-Rustenburg, South Africa: waa magaalada ugu halista badan Afrika. Sanadkii ina dhaafay oo kaliya waxaa laga diiwaan-geliyey 11,117 fal-danbiyeedyo ah. 85.71 oo ka mid ah 100-kii danbi ayaa sidii la rabo loo fuliyaa. Dhaca noocyadiisa kala duwan iyo qalalaasooyinka siyaasadeed waa danbiyada si joogtada ah ugu dhaca magaaladan.
2-Pietermaritzburg, South Africa: Dhacdooyinka dilalka iyo dhaca ah waxay halkan ka joogaan meel sare. Saddexdii sano ee ugu danbeysey tirada fal-danbiyeedyadu waxay u kordheen si laba jibaaran.
3-Benghazi, Libya: Tan iyo dhicistii xukuumadda Qadaafi, Libiya waxay mijaha la gashay dhibaatooyin kala duwan. Amaankuna wuxuu gacmaha u galay maleeshiyo. Benghazi waxaa lagu xusuustaa in safaaradii Maraykanka lasoo weeraray sanadkii 2012–halkaas oo safiirkii Maraykanka iyo afar kale lagu dilay.
4-Johannesburg, South Africa: Waa magaalada ugu weyn dalka Koofur Afrika. Waxaa ku nool 4 malyuun oo qof oo Soomaali badan ay ka mid tahay. Tirada fal-danbiyeedyo ee ka dhacana mayara. Tirada kiisas badan ee ku lugta leh kufsiga awgeed, waxaa magaaladani lagu magacaabay caasimaddii Kufsiga.
5-Durban, South Africa: Waa magaalo xeebeed ku caan ah dalxiiska oo sanad kasta ay yimaadaan kumaan kun oo dalxiisayaal ah. Waxaa la yaab leh, heerka amni-daro ee badi magaalooyinka dalkan ka jira awgeed, way adag tahay in dalxiise kaligiis iska socdaalo ama uu ku socdo gaarigiisa.
By Aadami
08/08/2018
On July 27, we honour the Veterans who served our country in the Korean War.
http://veterans.gc.ca/CanadaRemembers
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Mogadishu
30STREET