Nuune

Nuune

Share

10/03/2018

Hello my people hwn wngsn
Markasta waan idin jeclahay

21/08/2017

Qalbiga Allaah Caabuda Mar Walbaa Wuu Qoyanyahay.

Waxaaa jiray nin oday ahaa 80 sano jiray. Wuxuu ka yimid Masjidka wuxuuna u socday gurigiisa. Gurigiisa markuu yimid albaabkii ayuu hor istaagay wuuna qarqaraacay, laakiin lagama furin. Ilbiqriqsi kedib wuu miyir daboolbay (suuxay ) wuuna dhacay. Waxyar kedib xaaskiisa ayaa ka welweshay ineey wax ku dhaceen albaabkii ayayna usoo oroday siyay u hubido waxa albaabka gadaashiisa ka dhacay.
Haddeey furtayba waxaa yaala ninkeedii oo suuxsan . Haddii biyo lagu rusheeyay waxyar kedib wuu soo naaxay.

--- Wuxuuna yiri wallaahi lama miyir daboolmin, kuleyl jira , ama jiro iyo cudur i haaya.
Laakiin waxaan xasuustay maalinta Qiyaamaha waxaana is waydiiyay haddii aan albaabka Jannada hor istaago la igana furi waayo. Markaas ayaan miyir daboolmay...............................................................................................................
Allaahu akbar Qalbiga Allaah xasuusta , mar walbaa wuu Qoyanyahay sida dhulku reyska u noqdo marka dhibicda roobka u qoyso dhulka. Allaah waxaan waydiisaneynaa Inuu Quluubteena Sugo.

Walaal inaad Share Tiraahdid lacag kuuguma Fadhiso gaarsii intaad jeceshahay qoraalkan waxaa laga yaaba inaad qof sabab u noqotid inuu kusoo qushuuco adigana ajar Ayaa kaaga sugnaaday.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu