Moha Caqil
GEESI WUU DHAAFEY NINKAAN - ILA DAAWO
Ma soo badiyaa ?
Qoftaan Camal Hadaad Taqaano Soo Qobo
22/06/2022
"20 Tooreey ayay igu dhufteen, God qashin ayayna igu tuureen anigoo dhaawac ah, Bajaajtiina aan watay way iga dhaceen. Anigoo korkeyga wada dhiig ah ayaa God qashin ah liiga soo bixiyay. Waxa rabeen inay i gowracaan Tuugada.
Anigoo maraayo Garasbaaley ayay waxay idhaheen mootada u leexa dhanka degmada Kaxda anigane waa ka diiday kadib Tooreey ayay igu bilaabeen, Bajaajtiina oo awal Kiro aan ku waday way iga dhaceen.
$10 oo kiro ayaa ku waday Bajaajta mana awooda inaa maanta uu iibiyo qofkii lahaa Bajaajta, qoyskeyga lacag ma haystaan, lacagtii daawadeyda ayaa lii waayay".
Waxaa sidaas yiri dhibane Sayid Cumar oo ku nool duleedka magaalada Muqdisho. Sii faafi.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Wadada Warshadaha
Mogadishu