SalaamProperties

SalaamProperties

Share

The Company was formed to develop well designed, competitively priced real estate in Mogadishu. Over the past years we’ve been consistent in our objective of contributing our quota to the growth and development of Somali’s economy as well as improving the lot of individuals and corporate clients through investment in real estate, general investment finance and management services. SALAAM Propertie

11/07/2024

Maanta oo ay ta: tahay 11/07/2024 waxa la dhagax dhigay wado laami ah oo cabirkeedu yahay 2km balaceeduna yahay 20mt oo labo line ah ama labo qad, wadadaan waxay isku xiri doontaa Dagmada Darusalaam ee Gobolka Banadir iyo Dagmada Balcad ee Sh/dhexe, Sidoo kale waxay isku xiridoontaa Madina Estate iyo Mumtaaz Estate ee Darusalaam Estate.

Wadadaan waxa maalgalinaya Salaam Somali Salaam Somali Bank waxa gacan ka gaystay Mamulka G/Banadir, Gudoomiyaha Degamada Darusalaam, Shacabka Dagmada iyo gacanacsatada.

Wadadaan waxa dhagax dhigay gudoomiyaha Gobolka Banadir yusuf Madaalle waxa uuna bogaadiyay horumarka wayn ay dagmada Darusalaam ku tilaabsatay.

Wadadaan waxaa dhisaya shirkadda Buruj construction oo looga bartay dhismayaal casri ah wadooyin Quality leh iyo buundooyin waxayna gacan wayn ka gaysatay bilic socinta Caasimada dalka Soomaaliya.

Darusalaam City Mogadishu Somalia.

03/03/2024

Welcome Villa Mumtaaz A, waa villa Shub ah oo ka kooban 6 qol fadhi iyo qado 3 musqulood iyo jiko.

A- Master Room
B- Master Bathroom
C-Five Bedroom
D-Two Bathroom
E- Leaving Room
F- Dining Room
G-Kitchen
H-Verandah
I- Five Car Parking
J- 600 meters square

Mashruuca mumtaaz estate waxa u so gaaray heer gabogabo ah waxa uuna noqondoonaa estate-ka ugu balaaran uguna service-ka fiican ee abid laga dhiso darusalaam city, ee is diwan gali si aad uga mid noqoto kumanaanka qof ee horay uga faideystay mashariicda ay dhistay Buruj construction and real estate co, oo ay maal galinayso Salaam Somali Bank.

Want your business to be the top-listed Finance Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Darusalaam City
Mogadishu
252