Arlaadi Media
08/06/2026
SAWIRRO: Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo hadda kulan la leh Musharraxa Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Maxamed Cismaan (Jawaari).
08/06/2026
Shiinaha ayaa ku baaqay in la ilaaliyo xabbad-joojinta Iiraan iyo Israa’iil, isagoo sheegay in dagaal cusub uusan faa’iido u lahayn cidna. Baaqan ayaa yimid kadib markii Iiraan ay gantaallo ku weerartay Israa’iil, jawaabna uga dhigtay duqeymo Israa’iil ka geysatay Beirut. Weerarradaas waxay sababeen dhimasho iyo dhaawac, halka Shiinaha iyo Hindiya ay muwaadiniintooda
uga digeen xaaladda amni ee sii xumaaneysa.
"Haddii JSP guuleysato, ahmiyadda koowaad waxaa la siin doonaa caddaaladda, dowlad-wanaagga iyo dib u xoreynta deegaannada weli gacanta ugu jira Al-Shabaab."
Xildhibaan Ibraahim Yerow.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Airport Road
Mogadishu
25261