Cise Cabdullahi Cumar

Cise Cabdullahi Cumar

Share

09/07/2026

Guduumiye Muungaab Howshan Howlsahlan m,ahan

04/07/2026

إنا لله وإنا إليه راجعون

Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa Ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo dhammaan reerkii uu ka baxay marxuum Cabdiraxmaan Macallin Xuseen Magan.

Geeridu waa xaq, naf walbana way dhadhamin doontaa Geeridaكُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ۗ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ ۖ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ ۗ وَمَا الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلَّا مَتَاعُ الْغُرُورِ﴾
[ آل عمران: 185]

Waxaa Alle uga baryayaa naxariistiisa jano Alle siiyo,qabrigiisana Alle waasiciyo, dambigiisana illahey dhaafo

25/06/2026

Hambalyo Hambalyo Waxaan farxada Laqeeybsanayaa Sacdiyo ilkacase oo kamid Ardaydii aan Baray quraanka kariimka oo maantay Udhamaday Exsmkii Dugsiga sare illahey Hakuguuleeyo natiijo wangsan ayaa kuu Rajeeynayaa inshallah gabdheyda Horay usoco

21/06/2026

إنا لله وإنا إليه راجعون.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Senator Maxamed Cusmaan Dhagajuun. Alle ha u naxariisto, jannatul Firdowsana haka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabada iyo qaranka somaliyeed samir iyo iimaan haka siiyo

11/06/2026
12/05/2026

Alle Ha unaxariito Aabe Xuseen Cabdullahe Guure illahey Kitaabkiisa midigta Alle Hakasiiyo Su,asha Qabriga Alle Ha uwaasiciyo marti Lajecelyahay Alle kadhigo illahow unaxariiso Aabe xuseen

22/04/2026

Farqiga udhaxeyo ilmaha Badiyo iyo Kuwa magaalo

19/03/2026

عيد الفطر المبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال

27/12/2025

War Deg Deg : Waa muuqaalka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo xubnaha mucaaradka oo Villa Somaliya isku arkay. Waxaa laga wada hadlayaa Aqoonsiga Somaliland ee Isril . Siyaasada gudaha shaqo kuma lahan kulankaan
Isse Dafac

27/12/2025

Rèe sheekh isxaaq oo dareenkodii saan noqday

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Muqdisho, Waabari
Mogadishu