Xamar cade
19/04/2023
𝐖𝐞 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚𝐧𝐬 𝐦𝐮𝐬𝐭 𝐛𝐞𝐠𝐢𝐧 𝐭𝐨 𝐃𝐞-𝐝𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫𝐢𝐳𝐞 𝐨𝐮𝐫 𝐞𝐜𝐨𝐧𝐨𝐦𝐲 (𝐏𝐋𝐎 𝐋𝐮𝐦𝐮𝐦𝐛𝐚).
Ma fududa in dollarka si fudud looga takhaluso, wuxuuna dunida ka galay halka ay EVC-du ka gashay. Laakiin hadana markaan waxaa ku socda hanjabadii ugu badnayd baa abid, duniduna way ka daashay sida siyaasada loogu isticmaalo, cidii la rabo lagu wiiqo cidii la rabana lagu taageero.
Soomaaliya, maadaama aysan lacag gooni ah ah haysan way fiicnaan layd inay diversification ku samayso lacagaha dalka laga isticmaalo. Waxaan is leeyahay, hadii aanay Hormuud taas hormood u noqon cidii kaga hormarta baa buu rigooruhu u yaallaa. Mana filaayo inay ka baxsan doonto culayska dollarka haysta.
Si kastoo ay noqotaba, maraykan dagaal iyo dadaal kuma yara, xoogba ha noqotee wuu isku dayi doonaa inuu doollarka badbaadiyo, jabkiisun uma fudada sida la moodo.
PLO Lumumba Says Africa Needs to De-Dollarize Now Start Single Currency Welcome to the Africa Leadership series in this video the African Central Bank Conference hosted PLO Lumuber Stuns Crowd Says Africa Needs to De-Dollarize N...
Ma is tiri midab aan go'ayn baa laga cararayaa?
Soomaali carab sheeganaya misna bartii ay ka dhawayd ka cararaya baad arkaysaa. Car waa kaase Soomaali Sayid Bilaal tafiirtiisii sheegta hala arko.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Telephone
Website
Address
Wadada Makka Al Mukarrama
Mogadishu
30