Somnet Telecom
SomNet provides the First and fastest 4G LTE Network in Somalia and mobile services that allow you to talk as long as you like
27/05/2026
Waxaan bulshada qaybaheeda kala duwan kula ciidnay goobaha dalxiiska, annagoo gaarsiinay sida ay uga faa’iideysan karaan adeegyada shirkadda ee aan ugu talagalnay munaasabadda Ciidda.
27/05/2026
CIID WANAAGSAN!
Waxaan adeegga Mifi Plus idinkugu soo kordhinay xirmo internet Bille ah oo aan kaa dhammaaneyn muddo bil ah, adigoo Kaliya ku Shubanaya $20.
Fursadaan waxay socon doontaa Kaliya muddo 5 maalmood ah.
Si aad ugu shubato garaac *840*Lanbarka*Lacagta #
Waxaan idinkugu hambalyeynaynaa Munaasabada barakeysan ee Ciidul Adxaa.
Waxaanna Alle SWT ka baryeynaa inuu innaga aqbalo Acmaasha Wanaagsan.
ASC F & F, Iska warama maanta?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Somnet Telecom Building, Jidka Makkah Almukarramah
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 07:30 - 19:30 |
| Tuesday | 07:30 - 19:30 |
| Wednesday | 07:30 - 19:30 |
| Thursday | 07:30 - 19:30 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:30 - 19:30 |
| Sunday | 07:30 - 19:30 |