MIMA FOUNDATION

MIMA FOUNDATION

Share

Photos from MIMA FOUNDATION's post 19/04/2026

Our School inter competition Ball Games

Photos from MIMA FOUNDATION's post 08/04/2026

Shaley, Talaado, 7-da Abriil,2026 iyada oo ay fududeysay IDEA Hub Somalia, qaar ka mid ah ardaydii h**e ee Mogadishu Integrated Model Academy (MIMA) ayaa ka qeyb galay kulan is-dhaafsi fikrado leh oo si rasmi ah loogu aasaasay Ururka Qalin-jabiyeyaasha MIMA (MAA).
Kulanka waxaa lagu ansixiyay Guddi ku-meel-gaar ah oo ka kooban 9 xubnood oo hoggaanka fulinta ah (magacyadooda waxaa lagu soo bandhigi doonaa qoraal kale). Sidoo kale ka-qeybgalayaasha waxaa loo aqoonsaday xubnihii aas-aaska u ahaa ururkan.
Mahad gaa IDEA Hub Somalia IDEA Hub Somalia
xubnaha waxay sidoo kale ka faa’iideysteen cashar muhiim ah oo uu bixiyay Dr. MN Warsame, oo ahaa maamulihii ugu horreeyay ee aasaasay MIMA sanadkii 2009, isla markaana ah Aasaasaha iyo CEO-ga IDEA HUB Somalia. Dr-ku wuxuu dhalinyarada ku baraarujiyay xirfadaha muhiimka ah ee looga baahan yahay suuqa shaqada, horumarinta waddada xirfadeed, iyo fursadaha jira sida tababarrada (internships) iyo iskaa-wax-uqabso (volunteering) si ay waayo-aragnimo u helaan inta ay waxbarashada jaamacadeed ku jiraan.
Dhanka kale, Dr. Abdwahid Ahmed oo ka mid ah hormuudka Ururka Qalin-jabiyeyaasha Peace University ayaa bixiyay tababar ku saabsan doorka xubnaha alumni-ga iyo masuuliyadaha gaarka ah ee hoggaanka fulinta.
Tani waa guul muhiim ah oo xoojinaysa xiriirka qalin-jabiyeyaasha MIMA isla markaana dhiirrigelinaysa horumarka dhalinyarada.

24/02/2026

Ku soo dhawoow Qaybta Xanaanada Caruurta ee Mima Foundation

Goob ilmahaagu ka heli doono adeeg daryeel oo buuxa, aqoon diini iyo maadi lagu bari doono ubadkaga

MIMA School waxay ku balan qaadaysa in carruurtaadu helaan fursad ay ku noqdaan kuwo isku kalsoon, masuul ah, oo diyaar u ah mustaqbalkooda."

MIMA FOUNDATION

Call Us
61 4976605

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Hodan
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 12:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00