KASBO educational Institute
24/03/2019
Barashada Luqadda Turkiga
Is diiwaan gelintu Wey socotaa, Fadlan Wac 617366298 si aad isku diiwaan geliso. koorsooyinka waxay bilaabanayaan April ama bisha 4aad.
Duration: 6 months
Full-time and Part-time
1- Full-Time: Habeen
Waqtiga: 6 Bil
Buugaagta: 6 buug waa Bilaash(free)
Xiliga: Habeen
Maalmaha: Sabti ilaa Arboco
Saacadda:- 06:40-08:00
Buugaagta iyo Maqaladda waa free
Bisha: $10
*****************************
2- Part-time: Habeen
Waqtiga: 6 Bil
Buugaagta: 6 buug waa Bilaash(free)
Xiliga: Habeen
Maalmaha: Khamiis iyo Jimco
Saacadda:- 06:30-08:30
Buugaagta iyo Maqaladda waa free
Bisha: $10
***************************
Part-time: Galab iyo Subax
Waqtiga: 6 Bil
Buugaagta: 6 buug waa Bilaash(free)
Xiliga: Maalin
Maalmaha:
Kamiis: Galab:- 02:30-05:30
Jimco: Subax:- 08:00-10:30
Buugaagta iyo Maqaladda waa free
Bisha: $10
Goobta: Suuqa-Weyn, Isgooska Xaawo-Tako, Wadajir, Mogadishu.
Contacts: Tell: 0617366298 Gmail: [email protected]
08/11/2018
Muddada ay soconeyso Koorsadan waa 5 bil oo xariir eh.
Full-Time: 2 saac oo xariir eh.
Buugaagta la qaadanaayo waa 8 Buug.
Is diiwaan gelintu wey socotaa.
Is diiwaan gelinta iyo Buugaagta waa free.
Lacagta bishii waa $20.
Damaanad: ku hadalka iyo qorista Luqadda 5 bill kadib.
Goobta waa Dagmada WADAJIR, isgooska Xaawo Taako.
Nagalasoo xeriir: 0617366298\ 0617315375 Gmail: [email protected]
Mahadsanidiin.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Website
Address
Wadajir, Xaawo Taako
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 21:00 |
| Tuesday | 08:00 - 21:00 |
| Wednesday | 08:00 - 21:00 |
| Thursday | 08:00 - 21:00 |
| Saturday | 08:00 - 21:00 |
| Sunday | 08:00 - 21:00 |