Elman Peace And Human Rights Centre
EPHRC is an independent, non-profit, non-political, non-governmental organization registered with the Somali Government and also internationally with the Canadian government. EPHRC was founded in 1991 by the organization’s name sake, Elman Ali Ahmed. Elman was the pioneer human rights activist at the height of the Somali civil conflict and strongly believed in his work and unwavering responsibilit
20/12/2025
Honored to welcome 🇸🇪 Minister for International Development Cooperation & Foreign Trade & team to 🇸🇴
From reintegration & skills development to climate-smart solutions & economic pathways, the visit reflected shared priorities of 🇸🇪🇸🇴 and created space for an open exchange.
Youth shared their priorities with the delegation & their message was clear: Somali Youth are focussed on learning, productivity & securing viable futures for themselves at home🇸🇴
At Elman Peace, we believe when youth gain access to economic participation, the peace dividend is real and lasting.
💫Thank you for the meaningful visit and look forward to continued cooperation & dialogue 🇸🇴🇸🇪
25/09/2025
Farxad weyn bay noo ahayd in xarunteena ee Muqdisho aan ku soo dhaweeyno wafdi ka socday iyo .
Intii lagu guda jiray booqashadooda, wafdigu waxay la kulmeen hawl-wadeenadeena ka shaqaysa xarunta kuwaas oo warbixino ka siiyay baranaamijyada ka socda Elman Peace sida waxbarashada, tababarada xirfadaha shaqo, taageerada nafsiga iyo bulshada.
Booqashadan waxay astaan u tahay saameynta barnaamijyadeena ku leeyihiin horumarinta fursadaha dhalinyarada, iyo muhiimadda ay leedahay waxbarashada loo siman yahay, horumarinta xirfadaha, iyo taageerada nafsiga si loo dhiso bulshooyin adkaysi leh oo horumarsan.
10/09/2025
Kooxda ku matalaysay Qaranka Soomaaliya bandhiga weyn ee Festival ayaa wacdaro ka dhigay🇸🇴🏀.
Laba isbuuc oo xusuus leh ayay ciyaartoydeenu ku qaateen kuna mataleen dalkeena Soomaaliya Magaalada Kigali, Rwanda. Tababaro, tartan, iyo is-dhexgal ay la yeesheen dhalinyaro ka socotay 20 dal oo Afrika ah. Labadaan toddobaad ayeey muujiyey karti, tamar, iyo matalaad dhab ah.
Garoonka dhexdiisa iyo banaankiisaba, ciyaartoydeenu waxay muujiyeen geesinimo, ciyaar wanaag, difaac adag, iyo guuloo ciyaareed. Sidoo kalle waxay kusoo bandhigeen bandhiga dhaqanka dalkeena Somaaliya, Saaxiibtinimo, iyo sida uu dalkeena hodan u yahay.
Bandhigaan wuxuu cadeynayaa in ciyaaruhu aysan ahayn kaliya tartan, balse ay noqon karaan hogaamin, isku xirnaan, iyo saameyn waarta. Kooxda Soomaaliyeed waxay qaaday masuuliyad qaran ee ciyaarta, taas oo muujinaysa himilo, dadaal, iyo qalbi furan .
Giants of Africa
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the organization
Website
Address
KM 4
Mogadishu