Somali Technology Association Center
🚀 SOMTAC ENGLISH PROGRAM – COMING SOON!
Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan idinla wadaagno in Somtac ay bilaabeyso barnaamij cusub oo English ah oo leh:
✅ Manhaj casri ah (International Curriculum)
✅ Macallimiin caalami ah (International Teachers)
✅ Barasho ku saleysan ku hadalka iyo fahamka dhabta ah
📚 Barnaamijkan wuxuu kaa caawin doonaa:
✔ Inaad si kalsooni leh ugu hadasho English
✔ Inaad horumariso qorista iyo fahamka
✔ Inaad u diyaar garowdo waxbarasho iyo shaqo caalami ah
📅 Fasaladu waxay bilaabanayaan bisha April
📌 Isdiiwaangelintu hadda way furan tahay (Pre-registration)
⏳ Boosasku waa xadidan yihiin – iska diiwaangeli hadda!
📞 Nala soo xiriir: 610754219.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Taleh, North Building Of Masjid Abdirashid
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 20:00 |
| Tuesday | 08:00 - 20:00 |
| Wednesday | 08:00 - 20:00 |
| Thursday | 08:00 - 20:00 |
| Friday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 20:00 |
| Sunday | 08:00 - 20:00 |