Find restaurants in Mogadishu. Listings include Cutiya Food, Pizza To Go Somalia, Joo’s Kitchen, Samakaal Fertility Center.
Titanic Diplomatic waa Goob dalxiis oo aad u qurux badan oo kuu heysa cuntooyinka Sea Food-ka ugu fiican magaaladda sidoo kale haka reebin Cafeteria Iyo Restaurant casri ah.
Beerta Xamar waa goob Dalxiis oo ku taalo Mogadishu
Laas Coffee waa goob aad ka heli kartiid noocyada kala duwan ee coffee, cabitaanada iyo macmacaanada. Laas waxey ku taal Isgoyska Wadada Taleex, Mogadishu Somalia
Taleex PlayStation Café is your ultimate entertainment hub, offering the latest PlayStation games—both online and offline. Enjoy a wide selection of hot and cold drinks, snacks, an...
Welcome to Asmak Seafood Restaurant, where the ocean's bounty meets culinary excellence. Located Floor 4 Hayat Mall Boondheere , Mogadishu Somalia
Rio Palace waa Xarun laga heli karo cuno dhadhan leh iyo jawi dagan
#Zeytuun Restaurants Suuqbacaad, Xaaji baasto, Abu Hureyra, Daarusalaam, Howlwadaag
Matan Cafe & Bistro Ltd is a new restaurant that opened in Talex of Hodan District, Mogadishu.
Bun aanad aroor qudha ka boodi doonin, Cunto aad faraha isgoosan doonto iyo xaflad xasuusteedu raagto goob aad ku qabsato SUMMER ayay kugu sugayaan.
DOOXA IFTIN Dabayare Restaurant : waa Maqaayad aad ka heli karto cuntada nuucyadeeda kala duwan: Sida: Hilib Ari, Hilib Geel, Hilib Malaay iyo Hilib Digaag
WAXAA IDIN HAYNA CUNO DHADHAN MACAAN IYO HALL AAD U QURUX BADAN SAFARI RESTAURENT+hall + hotal +cafe +v.ip language welcome 🙏
Joo’s Kitchen waxaad ka heli doonta Cuntooyin kala duwan oo casri ah.
Fadlan Follow & Like Naso dheh 👍 Nagalasoo Xariir👇🏼 +252614111056 +252614111054
Ice Cream and Coffee House With Desserts, Fresh Juices and Fruits
𝐇𝐚𝐝𝐫𝐚𝐦𝐢𝐧𝐝𝐢 𝐑𝐞𝐬𝐭𝐚𝐮𝐫𝐚𝐧𝐭𝐬 -----------𝐂𝐚𝐥𝐥 𝐂𝐞𝐧𝐭𝐞𝐫---------- 𝟐𝟒𝟎𝟖 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐁𝐚𝐤𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐆𝐮𝐛𝐭𝐚
Kusoo dhawaaw Karaama Restaurant Maqaaxida waxa ay kakoobantahay 1) Meel lagu Cabo Coffee ga. 2) Meel lagu cunteeyo 3) Labo Hall aroos oo aad loo qalabeeyey. 5) meel loogu ...
Primo Palace waa Hotel iyo Maqaaxi leh adeeg tayo leh. Ku naso jawiga qurxoon ee Primo Palace.