Find clinics in Mogadishu. Listings include Shirweynaha Caafimaad ee Haweenka Soomaaliyeed, SNU Health Science Students Association, Dr.ducaysane, HAYAT Hospital, DrMaqtal Dhaqtarka Lafaha, Dr Mursal Dental Clinic.
Internal Medicine & Nephrology at Aden Abdulle Hospital Dhaqtarka cudurada guud & kilyaha Takhasuska sare kasameeyay wadanka Masar๐ช๐ฌ
Dhakhtarka Daaweynta iyo Qaliimada Kiliyaha, Kaadimareenka iyo Taranka Ragga
๐๐๐๐๐๐๐ waxaa ku midaysan dhamaan ardayda dhigata kulliyadda Culuumta Caafimaadka ee ๐๐๐
Waad Ku Mahadsantahay Inaad Soo Booqato Page keena Dr.ducaysane Fadlan Hadaa Ku Cusubtahay Like Saar Si Aad Inoola Socoto Marwalba.Mahadsanidiin.
Waxaan kugu adeegeena sida ogu dhaqsiyaha badan nagu soo booqo xafiiska oo ku yaalo maka al mukarama kasoo horjedka saldhiga waabari
kusoo Dhawaw Page-keyga Si aan Isku wedaarsano Aqoon iyo Xirfad Intaba Waana I Sharaf inaad Ka mid Noqoto Asxabta Igu Xeran
Hayaat hospital ugu imow daryeelka hooyada iyo dhalaanka waa goob aad ka heli doonto dhamaan adeegyada caafimaad kugu diyaarsan yihiin dhakhaatiir aqoon sare ,waayo ...
Dhakhtarka KABKA Lafaha, TOOSINTA lafaha qaloocan, BEDELIDA simaha iyo jilbaha DAWEYNTA XANUUNADA kalagoysyada iyo seedaha. (MBBS, MRCS, MD ORTHO AND , TRAUMA)
A non-profit, humanitarian organization dedicated to improving eye health and vision care services for communities across Somalia through outreach, education, and compassionate eye...
Dhakhtar Qaliin oo kutakhasusay qalliimada Guud ,qaliimada Casriga ee leysarka iyo Daaweynta Daawacyada kadhasha Shilalka iyo Xabadaha
๐๐ซ ๐๐๐ซ๐ซ๐จ๐ฐ ๐๐ฉ๐๐๐ข๐๐ฅ๐ข๐ณ๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ง ๐๐ง๐ ๐๐ก๐ข๐ฅ๐ ๐ข๐ฌ ๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ง ๐๐ง๐ ๐๐ก๐ข๐ฅ๐ ๐๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐ฅ๐จ๐๐๐ญ๐๐ ๐ข๐ง ๐๐จ๐ ๐๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ ๐๐ฅ๐จ๐ง๐ ๐๐ซ๐ ๐๐๐ ๐๐๐ฒ๐ง๐ข๐ฅ๐ ๐ฌ๐ญ๐ซ๐๐๐ญ.
kusoo dhawaw macmiil suuqa online ka ee Geeye Online Market waxaad ka soo dalban kartaa daaawo herbal ah waxan u tagannahy caafimaad kaage illaahi idinkiis ku soo dhawaw gacmo fur...
halkani waa madal aad ka helayso qormooyin caafimaad gaar ahaan caafimaadka maqaarka.
A pediatric surgeon is specially trained to perform various operative procedures on children and you
its time to love your Scrubs โค๏ธ !
Dhakhtarka indhaha oo aqoon sare u leh maaraynta cudurrada indhaha iyo qalliinnada. Akhlaaq wanaagsan, taxaddar iyo feejignaan badan . Caawisa haweenka, carruurta iyo kuwa liita.