Mohamud Ali Haji

Mohamud Ali Haji

Share

11/05/2026

Ra'iisul Wasaare Hamza Abdi Barre iyo Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane. Abdulfatah Kasim Mohamud

11/05/2026

20 jir oo intaan oo shuruud ah buuxin karo miyaa jira waliba Soomaaliya ku nool?

FURSAD DHALINYARADA WAXBARATAY UGU BIIRI KARAAN CIIDANKA BOLIISKA SOOMAALIYEED

Hogaanka Qorsheynta iyo Tababarada Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxa uu Ardeyda ka qalin-jabisay Dugsiyada sare sanadihii u dambeeyey u soo bandhigayaa fursad ay Ciidanka ugu soo biiri karaan.

SHURUUDAHA CODSIGA

1- Ardey Haysta Shahaadada Dugsiga sare oo cel celis ahaan aan ka yareyn 70%.
2-Da’ahaana waa inuusan ka weynayn 20 sano
3-Dhibcaha maadooyinka Xisaabta iyo Fiisigiska waa inaysan ka yaraan 70%.
4-Imtixaanka Ingiriiska Akhris, Qoraal iyo Waraysi ahaan waa inuusan ka yaraan 85%, ama uu haystaa IELTS 4/9.
5-Luuqadda Carabiga haddii uu ku fiican yahay waa in Imtixaanka laga qaadayo ka hooseyn 75%
6-Imtixaanka Aqoonta guud ee laga qaadi doono waa inuu ku gudbaa
7-Waxa la marsiin doonaa Baaritaano Caafimaad
8- Qabashada Codsiyada waxay ku egtahay 13-ka May 2026 , Saacadaha 07:30AM- 17:00PM

FG -Codsadayaasha waxaa laga doonayaa inay si buuxda u soo gudbiyaan xogtooda iyo dukumiintiyada looga baahan yahay iyagoo adeegsanaya link-gan hoose

https://script.google.com/macros/s/AKfycbzT7VDYw5O4deIIA5XGJk4MR8AjS6M2LKX9az-aGlu7jdJczG847JtONmE-AvWms64yvw/exec

Hadaad u baahato Faah Faahin dheeri ah la xiriira Email: [email protected]

Want your organization to be the top-listed Government Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Afgoi Road
Mogadishu