Banadir Zone School

Banadir Zone School

Share

Photos from Banadir Zone School's post 10/02/2026

Dugsiga Banadir Zone ayaa maanta si mug iyo miisaan leh uga qeybqaatay munaasabadda 10 sano guurada tartan aqooneedka Universal TV ay qabato sanad walbo.

Ku simaha gudoomiyaha ahna Gudoomiye ku xigeenka Maaliyada ee Gobolka Banaadir Mudane Ciise Guure ayaa billad sharaf gudoonsiiyay maamulka dugsiga Banadir Zone.

Ugu danbeyn waxaa soo xiray wasiirka waxbarashada mudane Wasiir Faarax sheekh Cabdulqaadir.

Photos from Banadir Zone School's post 22/01/2026

Waxaa wali si habsami leh uga socda garoonka liido Stadium tartanka kubadda cagta xarunta Banadir zone karaan 1 .
Waxaa Shalay oo Taariikhdu ku beegneed 21/01/2026 la ciyaaray laba kulan. Ciyaarta koobaad ayaa dhexmartay labada fasal ee kala ah F3A iyo F2B halka guushu raacday F3A .
Ciyaarta labaad ayaa dhexmartay fasalada kala ah F4A iyo f2A waxay guushu raacdag fasalka F2A .

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Janaral Daud Road
Mogadishu
01016