HOPE Institute For Human Development

HOPE Institute For Human Development

Share

Photos 27/07/2016

Waxaa Maalmo qura ka hartay tababar nuucii ugu h**eeyay ee project Management ah oo lagu qabto Hamar.
Ma ahan Koorso kaliya ee waxaa la socda ama wehliya Tababar practical ah oo aad baran doontid sida ay u shaqeeyaan hay'adaha iyo shirkadaha fuliya mashaariicda kala duwan.
Is qoristu waa ay socotaa, Waana xadidantahay nunberka la rabo.
Qiimahu waa:
Kaliya 15 dollar oo Tababarka iyo koorsada ah
Kaliya 10 dollar oo shahaadada ah
Oo wadartu tahay Kaliya 25 Dollar.

Hope Institute waa Rajadii Horumarintaada.
Naga Caawi Inaan Ku Caawino.

Photos 26/05/2016

Ogaysiiis Ogaysiiiis Ogaysiiiis

Ma Doonaysaa Inaad Noqotid Qof maamuli Kara Mashruucyada Caalamiga, Kuwa Gudaha iyo Mid aad adiga Shaqsi ahaan U leedahay?
Ma doonaysaa Inaysan ku Dhaafin Shaqo ama Offer ay kuu fidiyeen Hay'adaha Caalamiga iyo Kuwa Gudaha ah intaba?
Mase doonaysaa Inaad Noqotid qof qabiir ku ah sida loo run gareeyo ama sida la isugu wado dhoor mashruuc Mar qudha/qura?
Hadii Jawaabtaadu HAA tahay !!
hadaba yaysan ku dhaafin Koorsadaan Tababarka mudada gaaban ah.
waa tii ugu horaysay Koorso nuuceeda ah oo ebid lagu qabto Dalkan Somalia.
Fadlan ka faaidayso.

This is one of the best Opportunities offered by
Hope Institute For Human Development In Mogadishu.
Don't Miss !!

14/02/2016

Ma Rabtaa Guusha N0losha?
Ma Jeceshahay Inaad xor ka noqotid Hadalada Niyadjabka?
Mase Doonaysaa Inaad dhamaantood kaga hormarto Guusha aad u wada tartamaysaan?
Haday jawaabtaadu haa tahay

--> Iska Dabaali Jiritaankooda,
--> Iska Dhaadhici Inaad tahay qofka kaliya ee Mudan Guusha,
--> Is Hareer marsii hadalada xanafta leh.
--> Ha haysan, Ha kaydsan, ha aruursan Hadaladooda Xunxun, waayo Cilmi iyo Nafac midna kuuma ahan.
--> kaydso Waxyaabaha wanwanaagsan ee aad adigu sameesan kartid. cid ku dhaantaa ma jirto, cid kaaga mudana ma jirto.
--> Halagu Moodo Dabaal laakiin adigu ha moodin inaad tahay dabaal.
--> Suaalaha Niyadaada ama guushaada wax u dhibi karana Kaga jawaab Jawaabo Kooban, Sida Sabab, Ma u malaynayo, Haa iyo Maya midna ha oran, si ay kuugu wareeraan.

Dulucda Maqaalka : ka Dhig Maskaxdaada Mid Xor ka Hor Fakarada Qaldan ee aad adigu isku beer kartid. Ogoowna Banii-aadamka Waa waxa Afka loogu jeexay Inay ku hadlaan. waana xaqiiq marka la leeyahay Dhagna ku maqal Dhagta kalana Ka Saar.
ᗷY ᗪᗩᖇIᔕKᗩ ᙭ᗩᒪᗩᗩᔕᕼᗩ

Hadaba maqaaladaan iyo kuwa kaloo badanba waxaad goor dhow heli doontaan ayagoo Muuqaalo ah.
Haduu rabbi idmo.

Like n Share si Volunteer ah oo aan lacag lagugu siineen.
Mahadsanid

02/09/2015

HOPE Institute for Human Development (H.I.H.D) is a Fully Islamic institution, whose mission is to develop human potential. We believe every human being is Royal and Rich and we exist to help you mine the gold that is trapped within you. Whether you know it or not the desire to excel and achieve spiritual well-being, excellent relationships, good health, financial freedom, meaningful work, fun and recreation is common to all human beings.
So, HOPE goes on developing ever better ways to unleash the hidden potential of individuals and organizations.
HOPE belongs to everyone and forever raising the standards for top coaching and mentoring.
HOPE will continue to explore better ways to create unstoppable teams.

Said by Mr. Dariska Xalaasha
Founder and Director Of HOPE Institute for Human Development
Mogadishu
Somalia

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Mogadishu