Dalsoor

Dalsoor

Share

Photos from Abshir Aden Ferro's post 19/01/2026

Photos from Dalsoor's post 04/12/2025

Musharrax Abshir Aden Ferro ayaa warsaxafadeed uu maanta soo saaray kaga jawaabay hadaladii Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, isagoo ku booriyay inuusan canaanan shacabka Soomaaliyeed, kuwaas oo muddo dheer ku hoos noolaa maamul sharci-darro ah oo ay hoggaaminayeen madax aan karti lahayn oo musuqmaasuq ku caan baxay.

Ferro ayaa ku adkeeyay in shacabka Soomaaliyeed ay xaq u leeyihiin inay si xor ah oo caddaalad ku dhisan ugu codeeyaan qaabka caalamiga ah ee “Hal qof, hal cod”, islamarkaana ay dooran doonaan mustaqbalka iyo isbeddelka dalka, waddadaas oo uu maanta matalo Abshir Aden Ferro.

Warsaxafadeedka ayaa sidoo kale tilmaamay in marka shacabka Soomaaliyeed helaan fursad dimuqraadi ah, Soomaaliya dib ugu soo laaban doonto bulshada caalamka iyada oo la dhisayo xasillooni siyaasadeed, la dagaalanka musuqmaasuqa, iyo hay’ado daahfuran oo casri ah.

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Mogadishu