Brandify

Brandify

Share

05/06/2026

Shacabkan daalay ma mudna dhibaato kale Waa waqtigii midnimo, cadaalad iyo horumar loo horseedi lahaa ummadda Soomaaliyeed.

26/05/2026

Ciid Mubarak dhammaan macaamiisheenna qiimaha badan iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed.

Waxaan idiin rajeynaynaa ciid farxad, midnimo, iyo barako xambaarsan. Farxad ku ciida meel kasta oo aad joogtaan.

26/05/2026

๐‚๐š๐ซ๐š๐Ÿ๐จ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค

Maalinta Carafo waa maalin barako, naxariis iyo dambi-dhaaf. Aynu ka faaโ€™iidaysanno ducada, xuska Alle iyo ๐œ๐š๐ฆ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง.

Alle ha naga aqbalo cibaadadeenna, hana inoo dambi dhaafo annaga, waalidiinteenna iyo ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š.

ุงู„ู„ู‡ู… ุชู‚ุจู„ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„

Carafo wanaagsan dhammaantiin.

17/05/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ, ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ

Shirkada ๐๐ซ๐š๐ง๐๐ข๐Ÿ๐ฒ waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Dowladda Soomaaliyeed, hayโ€™adaha ICT-ga, shirkadaha isgaarsiinta, hal-abuurayaasha, iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed guusha taariikhiga ah ee Soomaaliya ka gaartay ๐ˆ๐‚๐“ ๐‘๐ž๐ ๐ฎ๐ฅ๐š๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ ๐“๐ซ๐š๐œ๐ค๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’.

In Soomaaliya ay noqoto dalka 1-aad ee dunida ugu kobaca badan dhinaca nidaaminta iyo horumarinta ICT-ga, iyadoo ka soo kacday 0.0 sanadkii 2007 ilaa 77.5 sanadkii 2024, waa guul weyn oo qaran oo ka tarjumaysa dadaalka, hoggaanka wanaagsan, iyo himilada fog ee loo leeyahay mustaqbal dijitaal ah oo horumarsan.

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadishu