Caalam Insight

Caalam Insight

Share

29/03/2026

War Deg-Deg Ah: Diiwaan-gelinta Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee Muqdisho
Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay magaalada Muqdisho diiwaan-gelin cusub oo lagu samaynayo dhammaan saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan caasimadda.

Ujeeddada Diiwaan-gelintan ayaa qayb ka ah qorshe ballaaran oo lagu sugayo nidaamka iyo anshaxa ciidanka, iyadoo ujeeddadu tahay:

• In la helo xogta saxda ah ee saraakiisha ku sugan gobolka Banaadir.

• In laga hortago in xubnaha ciidanka ay ku biiraan ama la falgalaan dhaqdhaqaaqyada ka baxsan nidaamka dawladnimada, gaar ahaan kooxaha loogu yeero "Badbaado Qaran".

Diiwaan-gelinta ayaa hadda si habsami leh uga socota xarumaha loogu talagalay ee XDS

Wixii war ah kasoo kordha Waan idinla wadaagi doonaa.

28/03/2026

Diinki sheekh xasan oo utartamaya
Kursiga Gudoomiyaha barlamanka
Laftagareen ayaa wuxuu balanqaadey
Inuu dhismaha Baarlamaanka
kgs kadhigi doono dhismo seddax dabaq ah

Want your business to be the top-listed Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Km4
Mogadishu
252