Badeec - Bile
18/05/2023
Hadii aad dooneyso inaan kaala shaqeyno kobcinta ganacsigaaga curdinka ah. Waxaan kuu heynaa adeeg qiimo jaban. Waxana kuu tixgelineynaa dalabkaaga.
Kusoo dhawow Badeec - Bile
Xayeysiintan lagu malabeeyey ereyada abwaan ee mcnaha leh, waxan u sameynay macmiilkeenna kasmo primary and seconadry school
Badeec - Bile waxad ka heleysaa dalabkaaga gaarka ah.
MUUQAALKA IS BARASHADA
Iyadoo la wada ogyahay sida xayeysiintu muhim ugu tahay ganacsi waliba, ayaa haddana waxaa ganacsatada u wanaagsan iney doortaan Xayeysiin la ogaan karo miro dhalkeeda.
Casrigan la joogo ganacsiyada oo dhami waxey u baahanyihiin iney la xiriiraan bulshadooda/macaamiishooda. Annaguna hadaan nahay Badeec - Bile waxan isu xil saarnay inan xoogga saarno arrinkaas. Miraha kasoo baxana si wanaagsan loogu nacfiyo.
Soo dhawaada dhamaantiin.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu