Safa Group

Safa Group

Share

SAFA GROUP was founded in 1989 by a Group of local investors. Founders of the Safa Group’s main goal was to aligned their business operations with that of job creation and social contribution. Through this philosophical integration, the company was able to survive the most difficult times in Somalia’s history- during conflict period. Today, SAFA GROUP is one of the few successful trading brands wi

26/03/2021

Deeq Oxygen concentrators iyo Daawo aan gaarsiiney Martini & Dr. Sumait Hospital oo aan ugu tala galney in lagula tacaalo walaalaha uu soo ridanayo xanuunka Covid 19.

Waxaana alle ka baryeynaa in xanuunkan safmarka ah naga dulqaado.

21/01/2021

ARJAN OLIVE OIL.
Waa saliid zaytuun aad cuntada ku darsan karto.
Korka iyo madaxana aad marsankarto.
waxaadna ka heleysaa dhamaan goobaha ganacsiga iyo xarumaha Shirkada Safa Group.

18/01/2021

Hilwa Sunflower Oil
Waa Saliid aan Dufan laheyn ayna isticmaali Karaan Dadka cholesterol ka qaba iyo kuwa Diet ka ku jira intaba.

30/07/2020

CIID WANAAGSAN.

Dhamaan bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan.

Sanadka sanadkiisa farxad iyo barwaaqo allaha nagu gaarsiiyo.

18/06/2020

JIMCO WANAAGSAN DHAMAAN MACAAMIISHEENA.



Shaah Number Kow.

Want your business to be the top-listed Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Howlwadag 1st Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00