MURTI
21/05/2023
MURTIDA MAANTA.
*"Garaacista iyo nabarada aan adhaxda kaa jebin waa ku quweeyaa oo ku xoojiyaan."*
Cumar Al-mukhtaar.
HALGANKU WAA JOOGTAYNTA.
18/04/2023
π²π¨ π»π¨πΏπ¨π«π¨πΉ πΈπΆππ²π¨ π¨π¨π« π±π¬πͺπ¬πΊπ―π¨π―π¨π
Kalsoonidu waa talaabada ugu h**eysa ee jaceylka, inaad qof ku kalsoonaato waxay ka dhigan tahay inaad qofkaasi siisay furihii qalbigaaga, ee hadaba walaal ka taxadar qofka aad qalbigaaga furihiisa u dhiibaneysid.
Anigu ma garanayo in jaceylka isbadalo, lakin dadku wey isbadalaan, xaaladuhuna sidoo kale, ee ka taxadar qofka aad jeclaanayso.
Ogow jaceylka dhabta ah waa midka aan u qabno Allah SW iyo Rasuulkiisa, intaas kadibna waalidiinteena iyo kuwa inaga taxadara marwalba.
Jaceylku ma ahan aqoon laga barto jaamacadaha, balse waa dareen laga dareemo qalbiga, waana sida biyaha ceelka oo kale, waad ku qoyi kartaa, waadna ku dhaawacmi kartaa, laakiin biyaha la'aantooda ma noolaan kartid.
Qofkii go'aansada inuu jeclaado qof aan gef laheyn oo keliya, wuxuu arki doonaa isagoo meel cidlo ah taagan, waayo nolosha ma ahan mid dhameystiran laakiin raali ahaanshaheena ayaa dhameystiraya wax walba oo aan raadineyno.
Jaceylku ma ahan ereyo, laakiin waa ficilo aad ka arki kartid qofka ku jecel, waxa uuna abuuraa qurux oo dhan, waxa uuna qofka dhex dejiyaa xasilooni.
_____
Abdi Yusuf
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Afgoye Street
Mogadishu