Somali Library Association
27/11/2025
Ururka Maktabaddaha Soomaaliya ( Somali Library Association) waxeey kal iyo laab ugu codeeyeen Mudane Farah Sheikh Abdulkadir, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare iyaga oo tixraacaya link-ga sare iyo howlaha wax-ku-oolka ah ee uu dalka kasoo qabtay.
Wasiirku waxa uu door muuqda ka qaatay horumarinta waxbarashada, soo nooleynta hay’adaha dhaqanka, iyo dib-u-dhiska Maktabadda Qaranka Soomaaliyeed, taas oo qayb ka ah dadaallada qaranka ee lagu ilaalinayo dhaxalka aqooneed.
Farah Sheikh Abdulkadir waa runtii buug nool oo taariikheed—hoggaamiye leh aqoon, aragti dheer, iyo adeeg ummadeed oo ku saleysan waddaninimo iyo hufnaan.
Ururka Maktabaddaha Soomaaliya waxa uu u mahadcelinayaa Wasiirka dadaalkiisa joogtada ah ee uu gelinayo kobcinta aqoonta, ilaalinta dhaxalka dhaqanka, iyo dhismaha hay’adaha muhiimka u ah bulshada Soomaaliyeed.
Mahadsanid Mudane Wasiir Farah Sheikh Abdulkadir, adeeggaga iyo aragtidaada waxaa ka faa’iideysan doona jiilal badan oo Soomaaliyeed.
Vote for African Educationist of the Year – Nominee: Farah Sheikh Abdulkadir
Farah Sheikh Abdulkadir, Somalia’s Minister of Education, Culture & Higher Education, is driving one of Africa’s most ambitious education reform agendas—modernizing systems, expanding access, and strengthening national learning outcomes.
• He was instrumental in the passage of the National Higher Education Bill, a milestone shaping standards, governance, and quality across Somalia’s universities.
• His ministry has announced the recruitment of 3,000 additional teachers, a major push to meet rising enrolment needs and improve classroom delivery nationwide.
• Under his leadership, Somalia has expanded its education budget from 3% to nearly 10%, signalling an unprecedented national commitment to human capital development.
Promote bold, inclusive, and future-driven leadership — embodied by Farah Sheikh Abdulkadir.
🔗 VOTE NOW: https://www.africanleadershipmagazine.co.uk/african-leadership-magazine-persons-of-the-year-2026-nominees/
🗓 Voting ends: 30 November 2025
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the organization
Website
Address
Maka/Almukarama Street
Mogadishu
2521