SYADA ORG

SYADA ORG

Share

21/09/2025

𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗗𝗼𝗼𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗨𝗿𝘂𝗿𝗸𝗮 𝗦𝗬𝗔𝗗𝗔 oo gudanaya waajibaadkiisa Shaqo wuxuu halkan ay ku Soo gudbinayaa 𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐬𝐡𝐚𝐫𝐢𝐱𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐘𝐀𝐃𝐀 𝟐𝟎𝟐𝟓.

Guddiga ayaa sidoo kale isla go’aamiyay in isdiwaangalinta Musharaxiintu ay Socon doonto berri oo ah Isniin iyo berri danbe oo Talaado ah.

Wadashaqayn wacan.

18/09/2025

Guddiga Doorashada Ururka SYADA ayaa go’aamiyay In Jadwalka Doorashada Ururka SYADA 2025 ay noqoto sida tan.

Photos from SYADA ORG's post 18/09/2025

Guddiga Doorashada Ururka SYADA 2025 ayaa Shalay yeeshay Kulankoodii ugu Horeeyay.

Iyagoona ku lafa guray qaab ugu haboon ee Doorashada Ururka Dhalinyarada SYADA lagu qaban karo.

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Maka Al Mukarama
Mogadishu