Horyaal Hospital
Waa muhiim inay Waalidka Gaar ahan Hoooyooyinka Ay ku Baraarug_sanaadan Gabdhaha Yaryar Caafimaadkoda Oo Mamarka Qaar lakulmi karo Xaaladdo Halis Caafimaad leh.
Dr Maryan Cumar Salaad Dhaqtarka Haweenka iyo Qaliimadooda Ee Isbitaalka Horyaal ayaa noo sharaxeyso.
25/05/2026
๐๐ ๐ ๐
๐๐'๐ข๐ข๐๐๐ฒ๐ฌ๐จ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐จ:
Soon Waxaa Nabiga SCW laga weriyey inuu yiri "Soonka maalinta Carafo wuxuu kafaaro gud u yahay dambiyada sanadkii tagay iyo sanadka soo socda."
24/05/2026
Mo ogatahy in ay xirmi rabto ๐ข๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐ง ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฅ๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐ฅ๐๐๐๐ ๐ญ๐ ๐ฅ๐'๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ข๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐ ๐๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐๐๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ง๐ฑ๐๐ง๐๐ ๐ iyadoo ๐ช๐๐ฅ๐ข๐ข๐๐๐ง ay socon ๐๐จ๐จ๐ง๐๐๐ง ๐-๐ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐ ๐๐ฎ๐ง๐ ๐๐๐๐.
23/05/2026
๐๐๐ซ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง ๐๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก
Waxaa fasax shaqo dib uga soo laabtay ๐๐ซ. ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ก๐๐ฒ ๐๐ฐ๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ oo ah ๐ฑ๐ต๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ฅ๐๐๐๐ก๐.
๐๐๐ฒ๐๐ญ๐ ๐๐จ๐จ๐ฒ๐๐๐ iyo ๐๐ก๐๐ฅ๐ฆ๐๐๐ Ee ๐๐ฌ๐๐ข๐ญ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐จ๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ waxaa diyaar kuugu ah ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ซ iyo ๐ค๐๐ฅ๐ค๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐ฒ๐๐๐ฅ leh aqoon, daryeel iyo naxariis, kuwaas oo si hagar laโaan ah kuugu garab istaagaya adiga iyo ilmahaaga, si loo xaqiijiyo adeeg caafimaad oo ammaan ah oo tayo leh.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Tarbuunka Road Hodan District
Mogadishu
BN