Somali association program SAP
23/04/2022
Marwalbo waxan utaaganahay inaan caawino ardayda aan iska bixin Karin lacagaha badan ee jamacadaha lagu dhigto.
Fadlan hadi aad dooneesid inad hesho jamacad tayo leh aadna awoodin lacagaha Faraha badan ee jamacadaha kubishareso inaan utaaganahay inan idin caawino .
Waxaadna nagala soo xiriri Kartan lanbarada hoos kuqoran
1: 615248564
2: 615031691
3:617457246
Mhdsanidiin
Asc. Waxan rabnaa inaan idinku bishaareeno inaa idin heeno scholarship jaamacado badan ee Dalka kuyaala
Hadaba hadii aad dooneesid inaad scholarship kaas hesho
Nalaga sooxirir numberadan hos ku qoran
252615248664 AMA
252615031691
+252 61 7457246
Fadlan kafaaideeso waqtiga waa koobanyahay
Mahasanidiin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
252