Baraka Insurance
Our commitment to Islamic principles is reflected in our business model, which is based on the concept of Wakalah (agency) with a known wage. BARAKA INSURANCE provides cooperative insurance which complies with Islamic Shariah laws on the bases of a Wakalah (agency) also known as wage.
22/07/2026
Xubno ka socday 𝐊𝐞𝐧𝐲𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐤𝐞𝐫𝐬 𝐀𝐬𝐬𝐨𝐜𝐢𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 (𝐊𝐁𝐀) ayaa soo booqday booth-ka Baraka Insurance ee bandhigga SOBFITS 2026.
Booqashadan waxay noo ahayd fursad aan ku soo bandhigno adeegyada caymis ee ay bixiso Baraka Insurance,
22/07/2026
𝐒𝐎𝐁𝐅𝐈𝐓𝐒 𝟐𝟎𝟐𝟔 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐟𝐮𝐫𝐦𝐚𝐲.
Baraka Insurance waxay ku faraxsan tahay inay ka qayb kanahay bandhigga, isla markaana bulshada u soo bandhigto adeegyadeeda casriga ah ee caymiska.
Nagu soo booqo 𝘽𝙤𝙤𝙩𝙝-𝙠𝙖 𝘽𝙖𝙧𝙖𝙠𝙖 𝙄𝙣𝙨𝙪𝙧𝙖𝙣𝙘𝙚 si aad wax uga ogaato adeegyada caymiska iyo xalalka aan kuu hayno.
21/07/2026
Macmiil. Waxaan si diirran kuugu casuumeynaa inaad nagu soo booqato 𝗘𝘅𝗵𝗶𝗯𝗶𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗕𝗼𝗼𝘁𝗵-𝗸𝗮 Baraka Insurance ee Bandhigga Carwada 𝗦𝗢𝗕𝗙𝗜𝗧𝗦 𝟮𝟬𝟮𝟲, kaas oo ka dhacaya Beerta Banaadir 22,23 July-2026.
Booqashadaada waxaad ku baran doontaa adeegyada kala duwan ee caymiska Baraka Insurance. Waxaa jiri doona Tijaabi Nasiibkaaga.
Home | BARAKA TAKAFUL INSURANCE Ltd Sharia-compliant takaful insurance in Somalia. Baraka Takaful offers health, motor, travel, and property coverage with trusted and ethical protection.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
GIyaajo Business Center KM4
Mogadishu
252