Bilal AD
22/02/2026
Yarkii soon ahaa oo xalay garaacay messi odayga intu ka badiyay buu kusii qoslay 😂🙌
12/02/2026
🔎
Marka h**e Followda inoo taabo
Hay'adda WFP ee fadhigeedu yahay Jigjiga ee baafinaysay shaqaalaha xog-ururinta ka shaqayn doona, waqtigii qabashada codsiyada weli dhawr maalmood ayaa ka dhiman ee halaga wardoono.
Departement-yada warqaddani hoose ku xusan iyo kuwa la xidhiidhaba intiina baratay Email-kani hoose ka ku diraan Cv-ga, application letter, national Id iyo documentyada kale.
[email protected]
Illaa 15 Feb, 2026 ayaa la qabanayaa codsiyada.
4 bari ayaa dhiman, ma buuxisay saaxiib?
Good luck
12/02/2026
In doorashada 7aad lagu xuso astaanta wax-soo-saarka waa fariin ku wajahan in la xoojiyo dhaqaalaha ku dhisan shaqo iyo ka faa’iidaysiga khayraadka dalkeenna.
Waa tilmaan dhiirrigelinaysa in bulshadu ku foorarsato dhulkeeda, aqoon iyo qorshe ku shaqayso, kana miro-dhaliyo kheyraadka aan weli si buuxda looga faa’iidaysan.
Si kastaba ha ahaatee, astaantu waxay qiimo yeelanaysaa marka ay la socoto siyaasad cad, taageero muuqata iyo isla xisaabtan keena natiijooyin la taaban karo oo shacabka anfaca.!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu