1st priority is Health
24/07/2024
Wa.me/+252771655498
πͺππ« πππππ‘ ππ π’ππ’π’πͺ πππππ¨π€π π€π¨π ππ‘ππ ππ¨ πππππ.
Qumanka (Tonsils) waa labo xabo oo ku kala yaala labada dacal ee danbe ee dhuunta, waxay ka qayb qaataan difaaca jirka waxayna ka hortagaan jirka in uu ku dhaco caabuqyada daran.
βͺοΈQumankaas waxaa ku dhaca caabuq loo yaqaano Tonsillits oo ah midka aynu ka hadlayno.
βͺοΈWaxa uu ku dhici karaa caabuqan cidkasta caruurta iyo dadka waaweynba balse waxa uu aad ugu badanyahay caruurta xiliga iskoolka ay dhiganayaan iyo haweenka,
LAGU ARKI KARO QOFKA QUMANKU AY KU KACAAN
- Dhuun xanuun daran
- Cunto liqida oo dhibta
- Barar dhuunta ah
- Qandho badan
- Dhaxan
- Naqaska oo ku dhaga
- Qoor xanuun
- Codka oo dhibaya
- Dhuunta meesha ay kaga yaalaan oo cadaan ama jaale noqota
- Dhago xanuun
- Quurada dheradka ah.
- Si dag dag ah iskaga dawee caabuqaan halistisa ilaa qaliin ayey kula gaari kartaa.
- Wa lagaa ciribtiri karaa caabuqaan qaliin la'aan... Waxana lagu daweyn doona dawoyinka dabiici ah(Organic).
KU HELAA DAWOYINKAAS?
Hadaba laso xiriir numberada hoose si lagugu caawiyo helitanka daawoyinkas.. Mahadsanid...ππ
Whatsapp : And Call π
Wa.me/+252616705403
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu