MALAF CUSUB

MALAF CUSUB

Share

12/08/2024

DIFAACA IBRAAHIM NADAARA

Waxaa wax lala yaabo ah in laga bilaabay baraha bulshada weerar abaabulan oo lagu qaaday Aqoonyahanka Ibraahim Aadan Ibraahim (Nadaara) oo dhowaan ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Bare uu u magacaabay in Agaasime Guud ka noqdo Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta.

Weerarkan abaabulan ayaa waxaa soo qaaday qaar qoys ahaan u abaabulan oo mararka qaar aan ka xishoonaynin eexda iyo marin habaabinta ku dhisan ee ay shacabka isku dayayaan in ay ku qanciyeen si xishood daro ah. Kooxdan oo uu horkacayo qaaqlaha quuta baada uu ka qaato shakhsiyaadka uu ku aflagaadeeyo baraha bulshada ayaa waxa uu iibinayaa in mudane Ibraahim Nadaara uu soo maray fikirka Xagjirka ah ee Alshabaab sidaas darteedna aan lagu aamini karinin AGAASIME GUUD

Nasiib darada jirta ayaa waxa ay tahay in Mudane Cali Yare Cali oo ku fogaaday nacaybka beeleed uu rabo in uu shacabka ku qanciyo in uu Maxamed Aadan JImcaale Koofi oo ahaa Hogaamiyihii Howlgalada Alshabaab ee Aaga tarabuunka islamarkaana xaquuq ba’an u geysay qoysas danyar iyo barakacayaal ah oo si gaar ah uga soojeedaa Koonfur galbeed in uu noqon karo MADAXWEYNE MAAMUL GOBOLEED

Marka aad hal af kawada dhahdo Nadaara Agaasime Guud ma noqon karo shabaab ayuu soo maray.. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo shabaab soo marayna aad u rabto MADAXEYNE waan is fahanay.

WAAN SOO JEEDNAA

30/09/2023

Fahad iyo Farmaajo Damacoodu waa Hawiye yuusan guulaysan

14/12/2022

Cadaymaha Wariyaha Al-Shabaab, Shaqooyinka uu soo qabtay, inta jeer ee la xiray, Dilal miyuu gaystay.? Xog Xasaasi ah

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Mogadisho
Mogadishu