ADEEGSO

ADEEGSO

Share

A D E E G S O waa Shirkad Adeeg oo ka shaqaysa Suuqgaynta Dhanka Baraha Bulshada, Gaar ahaan haynta iyo Maamulidda Bogagga Baraha bulshada, iyadoo loo samayno Abuuridda Xogaha, Qurxinta Xogaha iyo Sawirada, iyo Samaynta iyo Soo saaridda Muuqaalo qurxoon.

07/01/2024

Shirkadda Alla Aamin waa mid ka mid ah shirkadaha ugu faca wayn shirkadaha dawooyinka dalkeena, muddo 33 sano ahna ka shaqaynaysay keenista dawooyin aad tayadoodu u sarreyso ayaa xarun cusub oo clinic iyo Pharmacy ah idiinka furtay Agagaarka isgoyska shaqaalaha, dhanka Via Layberiya.

Computer ka uurkujirta, iyo kaarka dhakhtar ka intaba waa lacag la’aan.

Wixii faahfaahin dheeraad ah fadlan kala soo xiriir lambarrada shaashadda idiin ka muuqda.
0614677779/ 0770906511/ 848236

04/01/2024

Shirkadda Alla Aamin waa mid ka mid ah shirkadaha ugu faca wayn shirkadaha dawooyinka dalkeena, muddo 33 sano ahna ka shaqaynaysay keenista dawooyin aad tayadoodu u sarreyso.

Waxaana xaruntii 1aad ee Pharmacy iyo Clinic ah idiin ka furnay agagaarka isgoyska Shaqaalaha waddada Via Liberia, Xaruntan cusub waxaad ka heli doontaan dhakhtar cudurada guud oo joogto u fadhiya iyo computer ka haweenka uurk leh oo lacag la’aan ah, iyo dawooyin tayo leh, qiimohooduna aad macquul u yahay.

Wixii faahfaahin dheeraad ah fadlan kala soo xiriir lambarrada shaashadda idiin ka muuqda.
0614677779/ 0770906511/ 848236

29/12/2023

جمعة مباركة

03/12/2023

Adeegso waxay kuu curinaysaa xogo ku habboon ganacsigaaga ama hay'addaada.

25/10/2023

Curin

Nakhshadayn

Maamulid

Baahin

Want your business to be the top-listed Health & Beauty Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


W Taleex
Mogadishu